Sign in to follow this  
General Duke

PM Geedi to visit Puntland

Recommended Posts

Raysul wasaare geedi oo ku soo jeeda Puntland 27 bisha

 

warar laga helayo ilo muhiim ah oo ku dhow xafiiska Cali Maxmed gedi ayaa sheegay in maalinta khamiista ah u soo safri doono magaalada Boosaso dabadeena uga sii gudbi doono magaalada carmo ay ku taal xarunta tababarada ciidamada dawlda federaalka ah

 

halkaasai uu tababar ugu xiri doono 900 ciidamo oo ku jira Akdeemiyada carmo oo loo qaadai doono magaalada Muqdisho si ay dawlda uga caawiyaan arimha amnaaka

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Mindhaa Puntlandpost ayaan ahayn clan website yaa Duke!!

 

Due to the circustances surrounding and tensions between the two BIG tfg dogs, I dont think Geedi would pay a visit to PL these days.

Share this post


Link to post
Share on other sites

looks like yeey is running home for some shelter and protection since he cant get none xamar.

 

word is that the amxaaro give the signal for his elimination. so he ran home.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Raisul wasaaraha DFKM Cali Maxamed Geeddi oo ku soo wajahan Puntland

 

Last Updated::2007-09-25 18:01:36

 

Boosaaso:-Ra’isalwasaaraha DFKM Prof.Cali Max’ed Geedi ayaa lagu wadaa in uu dhawaan soo gaaro deegaanada Puntland, gaar ahaan magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.

 

Cali Max’ed Geedi ayaa safarka uu ku imaanayo Puntland waxaa lagu sheegay in uu yahay sidii uu u soo xiri lahaa tababar mudo lix bilood ah uga socdey Kuliyada tababarka ciidamada Booliiska degmada Carmo ee Gobolka Bari.

 

Waxaa ka socda Magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari qabanqaabo lagu soo dhaweynaya Geeddi waxaana la filayaa in uu maanta yimaado Boosaaso Madaxweyne kuxigeenka Puntland Xasan Daahir Max’uud (Afqurac).

 

Waxaa sidoo kale la filayaa in Geeddi uu kulamo la qaato masuuliinta gobalka Puntland si loo xaliyo khilaaf soo kala dhex galay madaxweynaha iyo Geeddi

 

HorseedNet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xassan Daahir Afqurac Imaatinkeyga Boosaaso Waa Si aan usoo Dhaweeyo Ra’iisul Wasaare Geedi

 

Boosaaso, Talaado , September 25 2007 SMC

 

Madaxweyne k/xigeenka puntland Xassan Daahir (Afqurac) oo maantay soo gaarey magaalada boosaaso ayaa ka warbixiyey dagaaladii dhawaan dhexmaray maamulka puntland iyo jamhuuriyada Somalia land.

 

Madaxweyne K/xigeenka ayaa ku tilmaamay dagaalkaasi mid daan daansi ahaa balse ay iska celiyeen ciidankii kusoo duuley ee Somaliland “Waxaanu tusney cashar lama ilaawaan ah una malayn maayo inay dib ugu soo laaban doonaan gobolka sool.

Afqurac waxaa uu sheegey in dagaalka ay kaga guuleysteen Somaliland waayo buu yiri labadii dagaal ee isku xigey ciidankayagu guul bay soo hoyiyeen oo baabuur bay ka gubeen Somaliland laakin iyagu marna Askari bay naga dhaweceen marna xiita firir masoo gaarin ciidankayaga.

 

Sido kale Afqurac waxaa uu ku sheegey imaatinkiisu inuu la xiiriro soo dhaweynta Ra’iisul wasaare geedi oo lafilaayo inuu bari yimaado magaalada boosaaso balse aysan cadeyn ujeedada imtaatinkiisa xili uu khilaaf xoogan u dhexeeyo isaga iyo madaxweyne yuusuf.

Somaliweyn Media Center (SMC)

Boosaaso Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^

Well Yey is not like happless Abdiqasin who could not keep neither Galayr or Xasan Abshir in agreement, nor could open a single office. And wasted his time strengthening clan occupation which has now been swept away.

 

Thus keep hoping after all Tarzan and Sharif Xasan will not bring any change..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by The Duke:

Thus keep hoping after all Tarzan and Sharif Xasan will not bring any change..

You are so much agitated by this Tarzan dude arent you sxb? It is only you in SOL who is throwing his name around.. :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

It is only you in SOL who is throwing his name around..

Juje, I feel sorry for you, in your quest to keep shadowing the Duke, you forget your own tracks.

 

It was you dear lad who named this individual on SOL, months ago before he was even part of any real group.

You even placed the mans picture..

 

Juje

Another big time looser

 

 

 

Tarzan

source-

 

Sorry :D

 

[ September 25, 2007, 10:26 PM: Message edited by: The Duke ]

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this