General Duke Posted September 24, 2007 source Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 24, 2007 Raysul wasaare geedi oo ku soo jeeda Puntland 27 bisha warar laga helayo ilo muhiim ah oo ku dhow xafiiska Cali Maxmed gedi ayaa sheegay in maalinta khamiista ah u soo safri doono magaalada Boosaso dabadeena uga sii gudbi doono magaalada carmo ay ku taal xarunta tababarada ciidamada dawlda federaalka ah halkaasai uu tababar ugu xiri doono 900 ciidamo oo ku jira Akdeemiyada carmo oo loo qaadai doono magaalada Muqdisho si ay dawlda uga caawiyaan arimha amnaaka Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted September 24, 2007 You must be having a laugh...lool! Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 24, 2007 How many times has he visited it adeer? No its you who is having a laugh parroting Waagacusub, Dayniile and other thirsty and lost clan websites. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted September 25, 2007 ^^ Mindhaa Puntlandpost ayaan ahayn clan website yaa Duke!! Due to the circustances surrounding and tensions between the two BIG tfg dogs, I dont think Geedi would pay a visit to PL these days. Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted September 25, 2007 looks like yeey is running home for some shelter and protection since he cant get none xamar. word is that the amxaaro give the signal for his elimination. so he ran home. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 25, 2007 ^^^lool. Its Geedi who's gonna visit Puntland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 25, 2007 Raisul wasaaraha DFKM Cali Maxamed Geeddi oo ku soo wajahan Puntland Last Updated::2007-09-25 18:01:36 Boosaaso:-Ra’isalwasaaraha DFKM Prof.Cali Max’ed Geedi ayaa lagu wadaa in uu dhawaan soo gaaro deegaanada Puntland, gaar ahaan magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari. Cali Max’ed Geedi ayaa safarka uu ku imaanayo Puntland waxaa lagu sheegay in uu yahay sidii uu u soo xiri lahaa tababar mudo lix bilood ah uga socdey Kuliyada tababarka ciidamada Booliiska degmada Carmo ee Gobolka Bari. Waxaa ka socda Magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari qabanqaabo lagu soo dhaweynaya Geeddi waxaana la filayaa in uu maanta yimaado Boosaaso Madaxweyne kuxigeenka Puntland Xasan Daahir Max’uud (Afqurac). Waxaa sidoo kale la filayaa in Geeddi uu kulamo la qaato masuuliinta gobalka Puntland si loo xaliyo khilaaf soo kala dhex galay madaxweynaha iyo Geeddi HorseedNet.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 25, 2007 Xassan Daahir Afqurac Imaatinkeyga Boosaaso Waa Si aan usoo Dhaweeyo Ra’iisul Wasaare Geedi Boosaaso, Talaado , September 25 2007 SMC Madaxweyne k/xigeenka puntland Xassan Daahir (Afqurac) oo maantay soo gaarey magaalada boosaaso ayaa ka warbixiyey dagaaladii dhawaan dhexmaray maamulka puntland iyo jamhuuriyada Somalia land. Madaxweyne K/xigeenka ayaa ku tilmaamay dagaalkaasi mid daan daansi ahaa balse ay iska celiyeen ciidankii kusoo duuley ee Somaliland “Waxaanu tusney cashar lama ilaawaan ah una malayn maayo inay dib ugu soo laaban doonaan gobolka sool. Afqurac waxaa uu sheegey in dagaalka ay kaga guuleysteen Somaliland waayo buu yiri labadii dagaal ee isku xigey ciidankayagu guul bay soo hoyiyeen oo baabuur bay ka gubeen Somaliland laakin iyagu marna Askari bay naga dhaweceen marna xiita firir masoo gaarin ciidankayaga. Sido kale Afqurac waxaa uu ku sheegey imaatinkiisu inuu la xiiriro soo dhaweynta Ra’iisul wasaare geedi oo lafilaayo inuu bari yimaado magaalada boosaaso balse aysan cadeyn ujeedada imtaatinkiisa xili uu khilaaf xoogan u dhexeeyo isaga iyo madaxweyne yuusuf. Somaliweyn Media Center (SMC) Boosaaso Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted September 25, 2007 ^^ I hope he won't have an "accident" like Suldaan Hurre among others. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 25, 2007 ^^lool. Adeer you sound desperate. The PM will get a firts rate welcome. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted September 25, 2007 Originally posted by AYOUB: ^^ I hope he won't have an "accident" like Suldaan Hurre among others. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 25, 2007 ^^^ Well Yey is not like happless Abdiqasin who could not keep neither Galayr or Xasan Abshir in agreement, nor could open a single office. And wasted his time strengthening clan occupation which has now been swept away. Thus keep hoping after all Tarzan and Sharif Xasan will not bring any change.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted September 25, 2007 Originally posted by The Duke: Thus keep hoping after all Tarzan and Sharif Xasan will not bring any change.. You are so much agitated by this Tarzan dude arent you sxb? It is only you in SOL who is throwing his name around.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 25, 2007 It is only you in SOL who is throwing his name around.. Juje, I feel sorry for you, in your quest to keep shadowing the Duke, you forget your own tracks. It was you dear lad who named this individual on SOL, months ago before he was even part of any real group. You even placed the mans picture.. Juje Another big time looser Tarzan source- Sorry [ September 25, 2007, 10:26 PM: Message edited by: The Duke ] Quote Share this post Link to post Share on other sites