Juje Posted July 10, 2009 Rag qoorta looga jaray mag. Baydhabo Warar isa soo taraya ayaa hoosta ka xariiqaya in falaage-diimeedyada mayalka adag ee Soomaaliya ay qoorta ka jareen laba nin oo ay ku eedeeyeen in ay taageerayaan dowlada Soomaaliya . Ilo wareedyadan ayaa sheegaya in labadaani nin qoorta looga jaray deegaan u dhaw magaalada Baydhaba oo ay haystaan islaamiyiinta beeleedyada. Mid ka mid ah falaaga diimeedyada Al-shabaab ayaa u sheegay wakalaada wararka ee AFP in raggaani qoorta ey iyaga ka jareen isla markaana ay jiraan ragg kale oo la hayo oo hadii ay ku cadaadaan dambiyada iyana surka laga jari doono . Muqtaar C/laahi oo walaalo la ah mid ka mid ah wiilasha qoorta laga jaray ayaa sheegay in muddo ay waaysanaayeen wiilkooda balse ey iminka ka war heleen in la dilay . Falaago diimeedyada Al-shabaab ayaa u sheegay Muqtaar in walaalkii uu tageerayay dowlada Soomaaliya ee uu hoagankeedu hayo wadaad diimeedka qunyar socodka ah ee sheekh shariif lagana abaal mariyay falkaasi . Al-shabaab ayaa qeybo ka mid ah koonfurta Soomaaliya ka fuliya xukuno ku aadan rabitaankooda iyaga oo ku andacoonaya dhanka diinta . Jaabir C/Gani jaabirc@yahoo.com Xafiiska Calanka Ee Muqdisho Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted July 11, 2009 oh oh, ninke qaarkiisa loo xiirow adna qoorta soo qooyso!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 12, 2009 Bisinka. Horey waan u iri, haddana waa ku celinaa: Cabsi ayee rabaan inay xoog dadka ku maamulaan. Horeyna waa u qoray, haddana mar kale aan qoro: Amar taagleen, dadka ka cabsiin, argagaxisnimo will not work in Soomaalis. Soon or later meel ma gaarayaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Geel_jire Posted July 12, 2009 waxan ay soo qoraan somali websites .. wax la aamini karo maha. the man writes this garbage falaage-diimeedyada mayalka adag and expects to be taken serously as an objective source of news. midkasta website laba xaraf ku soo xariiqa wuxuu iska dhigaa weriye .. what a shame. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 12, 2009 Geellka, kamoon. Warkaan waa jiraa. It happens all the time, even tan haddee run ahayn tan, which is an actual run. Qoorta la iska goynaayo iyo waxaas waa jirtaa. Waajid ayee ka dhacday a few weeks ago. My own hooyo was there then. Their beheadings included an elder man who fought in '77 war against Xabashis. He lost a leg during -- and might have sacrificed his -- that national struggle. His crime? Their allegation against him being 'jaajuus' for dowladda. Whatever that meant. Maxkamad la isma saaraayo, dacwo ma jirto. Nothing. Wey sameyaan, kamana xishoodaan waxaan iyo wax la mid ah. Quote Share this post Link to post Share on other sites