Jacaylbaro Posted April 21, 2008 Gawaarida gaashaaman ee ciidamada Ethiopia oo ay weheliyaan ilaalada dabageed ayaa kasoo gudbay saaka waaberigii deegaanka kalabayr ee gobolka hiiraan iyagoo kusoo jeeda xarunta gobolka hiiraan ee beledweyne xili uu dibada uga maqnaa ku dhowaad hal asbuuc. Ciidamadan oo la sheegay inay wataan gawaarida dagaalka ayaa gelbinaya Gudoomihii gobolka hiiraan oo mudo asbuuc ah Dibada uga maqnaa Gobolka kadib markii ay ka awood roonaadeen xoogaga kacdoonka wada taasoo la sheegay inuu doonayo inuu mar kale dib ugu soo laabto xafiiskiisa . Sidoo kale Gobolka hiiraan oo ah bartmaha soomaaliya ayaan in ka badan asbuuc aysan ka jirin wax maamul ah kadib markii uu ka baxay gudoomiyaha Gobolkaasi islamrkaana ay is casileen ku xigeenadiisii xaga maamulka taasoo loo aanaynayo Xoogaga kacdoonka oo kaga awood roonaaday maamulkii daba geed islamrkaana ku Qasbay inay inta hadhay iska casilaan jagooyinkii ay ka hayeen maamulka si ay u nabad galaan . Socodka Daba geed uu kusoo jeedo Beledweyne ayaa kusoo beegmaya xili ay maagalada beledweyne ee xarunta u ah gobolka Hiiraan aysan Cidina gacanta ku hayn marka laga reebo duqayda dhaqanka gobolkaasi oo hore u shaaciyey inay maamul samaysan doonaan dadka deegaanka . Afnugaal Quote Share this post Link to post Share on other sites
Seekknowledge Posted April 21, 2008 Same reason why Somaliland is doing business with the Ethiopians and Amercans my friend Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 21, 2008 Business ????????? What about you and others living in the US ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Seekknowledge Posted April 21, 2008 I live next door to you Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 21, 2008 My next door Djibouti and Ethiopia ...... Quote Share this post Link to post Share on other sites