Sign in to follow this  
General Duke

Gedo: Barre Hiiraale last remaining gangs being chased around by Islamist

Recommended Posts

Islaamiyiinta oo kahor tagay dhaq dhaqaaq Hiiraale uu ka sameynayay Gedo.

 

Tuesday, 09 December 2008 08:54 BXM

Wararka aanu ka heleyno Gobolka Gedo gaar ahaan Degmada Garbahaareey ayaa waxa ay sheegayaan in Barre Hiiraale uu gaaray dhowaan deegaankaasi isaga oo halkaasina durba ka bilaabay dhaq dhaqaaq ciidan.

 

Barre Hiiraale ayaa u soo birtumanaya sidii uu ciidamo ugu abaabuli lahaa qeybo kamid ah Gobolka Gedo, waxaana uu dhaq dhaqaaqiisa ka bilabay Garbahaareey isaga oo qorsheynayay Ciidamada halkaasi uu ka abaabulayo in weerar ay ku qaadaan Baardheere markii ay kala wareegaan Islaamiyiinta in markale ay ku duulaan Kismaayo si ay gacantooda dib ugu soo ceshadaan.

 

Saakay oo aanu la xiriirnay dadka deegaanka Baladxaawo ayaa waxa ay u xaqiijiyeen GOOBJOOG in halkaasi ay soo gaareen Xoogaga Islaamiyiinta isla markaasina ay la wareegeen gacan ku heynta degmadaasi oo horey ay ugu sugnaayeen maleeshiyo deegaameed iyadoo halkaasina aanu wax dagaallo ah ka dhicin.

 

Xoogaga Islaamiyiinta ayaa ka sameystay halkaasi saldhigyo iyaga oo ka bilaabay dhaq dhaqaaq ciidan, waxaana aan la ogeyn halka ay aadeen Barre Hiiraale iyo Maleeshiyadii uu watay.

 

Xoogaga Islaamiyiinta ayaa mar waliba ku dhaqaaqa goob waliba oo laga dareemo ama ay ka dareemaan in dhaq dhaqaaq ciidan ay ka wadaan koox iyaga kasoo horjeeda.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Illaa lix bilood ka hor muda la jooga waxaad laheyd Hiiraale waa la ersanayaa, wali ma sidii baa loo ersanayaa, ma daalo miyaa, kuwa ersanayana ma daalaan iyaguna miyaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Its a strange tale the old man is living, but this news comes from the mouth piece of his JVA senior allies.

 

I hope he has time to rest and stop wasting the lives of the young militiamen..

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Saaxiiboow who are those young Millitia men, I thought the guy doesn't own anymore millitias, waa shibil oo dharcad ah, doonaya inuu ku noolaado nabad, maxaa loogu dhaganyahay oo looguhanjabayaa horta!!

 

If other qabqablayaals are roamin in the country freely, why only pick up on him!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Adeer you are asking me as if I know or care about Mr Hiiraale, he is the one running around Gedo being chased by his enemies.

 

The news source states that he is working on recruiting the young clansmen of his to fight again.

 

Thus it seems he is not a simple civilian.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

But he is Xildhibaan, which makes him civilian, all other qabqablayaas became Xildhibiaano & Civilians like Caato, Ceydiid, Muuse, Qanyare, Shatai Gaduud etc, and they are there without being threatened or interrupted by any gorups be TFG, Ethio or Alshabaab, why only him!

 

 

is ok, you don't have to answer it, but you can see meesha ay salaada iska qaban la'dahay

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^The man must be real special as for the other men you mentioned they are playing the role of civilian MP's, even Qaynyare is playing politics and has not resumed his Cow Boy antics. Though all of those men were civilians who acted like soldiers, Hiiraale was always a soldier who does not SEEM interested in being a civilian.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this