Naxar Nugaaleed Posted April 22, 2010 lol, looks that way. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 22, 2010 Marka horeba waan ogaa inaanay balanbaalis noqon karayn ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted April 22, 2010 Roobka & Mujaahidiinta oo Guriceel u wada socda! Roobow & Maleeshiyadiisa oo wada socda! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted April 22, 2010 Horta Illaah baa runta jecele gobolada dhexe waxaay waligood la qiiqayaan oo roob la aantu uga jirtaa waa diin la'aan diinta si fiican uma haystaan suufiyo warershay. Dhac iyo boob ma aragtay waa rag dagaal & xoolo dhac u socdda oo raba inay dad soo laayan haddana salaadi aysan gafaynin oo soomahaya kun afuraya caano hal booli ah laga soo lisay ka waran hee? Sharciga agoonta & dhaxalkaba iskaba daa kuwaas warkooda marka Shabaabku ha iska qaab darnaadaane oo dadka dhiigooda ha iska baneestaane waxaan u maleynayaa in aay suufiyadaas dhaamaan oo markaa hadduu roob yimid imaatinkoodi waa good news waa la soo dhaweenayaa balse suufiyadu condition haku xiraano alshabab. alshababna ha u dhaafaan suufiyada libaral-nimadoda micnaha meel dhexe ha la isugu yimaado. yaa diidi kara? alshabab probably? Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted April 22, 2010 ^when it comes to shabaab minus foreigners vs sufi's, I am all for shabaab. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Polanyi Posted April 22, 2010 SHIRKBUSTERS If there's shirk and bidca in your neighborhood Who ya gonna call? SHIRKBUSTERS If there's something unislamic and it don't look good Who ya gonna call? SHIRKBUSTERS Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted April 22, 2010 Zack, isku meel aan taaganahay sxb. Raggaan diin wa hayaan laakin dabeecaday ka dhinteen Quote Share this post Link to post Share on other sites