Jacaylbaro Posted September 29, 2010 HERE IS THE TRUE STORY ABOUT THE KILLING Allah ha u naxariistee waxa xalay fiidkii toogasho qudha lagaga jaray laba qof oo shicib ah oo deganaa xaafadda Cabbaaye gaar ahaan Isgoyska Cawa Bariyo, labadaas qof oo kala ahaa Wiil iyo gabadh ayaa ay wararku sheegayaan in ay haleeshay xabad uu riday nin shicib ah oo dukaan ley ah. Ninka dukaanka leh ee rasaasta riday ayaa rasaasta haleeshay labada qof waxa uu iskaga difaacayay ciyaal xaafad dukaankiisa shiid hadhka kaga dhigay, dad goob joog ahaa ayaa sheegay in markii hore ay laba kooxood oo ciyaalo xaafad ahi ay is dilayeen isna shiidayeen, kadibna ciyaalkaasi mid ka mid ahi uu dukaanka gabood ka dhigtay iyada oo kooxdii ay iska soo hor jeedeen ee kale ay dukaankii weerareen shiid raaxda kaga qaadeen, markaasi ayuu dukaanlihii la soo baxay qori u yaalay dukaanka dhexdiisa, dabadeedna rasaas uu ooda kaga qaaday, isagoo cirka u ridaayay si uu ciyaalka iskaga kala kexeeyo. Bale, waxa la sheegay in rasaastii ay haleeshay gabadha oo magaceedu ahaa Hana Xusseen Cumar, oo ay xabadu ku dhacday iyadoo waxoogaa yar uun ka hor ka baxday dukaanka, halka wiilka isna la odhan jiray Guuleed Muuse X. Cali uu joogay goob ku dhow Dukaanka, sidaasina ay labadaasi Marxuum ku naf waayeen. Ninkii dilka gaystay ayaa wararku sheegeen in Ciidamada Boolisku ay qabteen una taxaabeen Saldhiga Booliska ee Daloodho. Quote Share this post Link to post Share on other sites
peasant Posted September 29, 2010 ^ JB there is a big hole in that story. if the guy fired his gun up in the air where did the bullet meet the victims? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 29, 2010 Maybe he didn't fire up enough or got so angry that he lowered some of the shots ..... but he is in custody and things will be clear. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 29, 2010 it was an accident in xaafada caabaaye , ilahay ha u naxaristo wixi halka ku dhintay Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 29, 2010 ^^^Anyhow the tension and the rehtoric of violence needs to be reduced, we dont want NW Somalia going up in flames. Quote Share this post Link to post Share on other sites