Sign in to follow this  
General Duke

Hargaysa: Civilians shot dead

Recommended Posts

Dad Rayid ah oo Lagu Diley Magaaladda Hargeysa

September 29, 20100 comments| leave your own!

Share Nin da’adiisa lagu sheegay 50-sano ayaa la sheegay in labo qof oo rayid ah uu ku dilay magaaladda Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland,kadib markii uu rasaas ku furey.

 

Dilka ayaa ka dhacay xaafada Cabeeye ee ka tirsan Hargeysa,waxaana labada qof geeriyooday ay kala ahaayeen wiil iyo gabar sida ay xaqiijiyeen dad goobjoogeyaal.

 

Meydadka labada marxuum ayaa la gaarsiiyey isbitaalka magaaladda Hargeysa,waxaana xilligaan socda baaritaano ay wadaan laamaha amaanka ee magaaladda Hargeysa.

 

Wararka ayaa sheegaaya in dilka uu ka danbeeyey kadib markii koox dhalinyaro ah ay ku murmeen meel u dhow goob ganacsi ah uu iska lahaa ninka dilka geystay.

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wax wayn miiyaa maad la yaabtay tan ma maqashay todobaadkii hore

 

Four Dead after Shooting Incident in Germany

09/20/2010

 

Four people were killed and several injured in a dramatic explosion and shooting incident on Sunday evening in the German city of Lörrach, located near the French and Swiss borders in the southwestern state of Baden-Württemberg.

 

The female perpetrator, who has not been identified, killed her former partner and their five-year-old son in an apartment building in the city center, according to the public prosecutor's office. Police said there was a large explosion in the building around 6 p.m. which was so powerful that a wall was blown out. The woman apparently also fired shots in the building.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mr Somali Waxaan kuula aaday South Germany and Switzerland waa meelaha aduunka ugu nabada badan hadana qof wareeray oo wax laayaa ka dhacday oo hadana dumar ah Somali war trouma ku jirtana maxaad ka fishaa marka Obama agtiisa DC gii wax lagu dilayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Wiil Cusub:

Mr Somali Waxaan kuula aaday South Germany and Switzerland waa meelaha aduunka ugu nabada badan hadana qof wareeray oo wax laayaa ka dhacday oo hadana dumar ah Somali war trouma ku jirtana maxaad ka fishaa marka Obama agtiisa DC gii wax lagu dilayo.

Waryaa cantarabaqashka raqiiska ah yaree. Meeshaan somaliaonline baa la dhahaa oo waaa shabakad lagu soo dhajiyo wararka Soomaaliya kusaabsan maalin walba. Therefore, your arguments are rendered void. Come with something better next time!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waryaa cantarabaqashka raqiiska ah yaree. Meeshaan somaliaonline baa la dhahaa oo waaa shabakaad lagu soo dajiyo wararka Soomaliya kusaabsan maalin walba. Therefore, your arguments are rendered void. Come with something better next time!

Mr Somaliya ma cashar Soo dhawaynaad i siinaysaa mise waad hanjabaysaa oo waxaad leedahay anaa xukuma waxa lagu soo bandhigo

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^So this killing is normal? and how is Germany with a population of 80 million souls is comparable to NW Somalia?

Mr Duke What about to compare Hargeisa to Bosaso how many accident per annual....remember

Somaliland teedu waa tan ee ta Puntland garab dhig

 

Warbixinta waxqabadka Booliska oo uu halkaa ka akhriyey Hoggaanka Howlaha Booliska, waxa uu sheegay in muddadaa sannadka ah uu dalka ka dhacay 17,601 kiis oo kala duwan, kuwaas oo uu sheegay in la xukumay 2,132, halka 6,363 kiic lagu dhammeeyey heshiis, 4,292-na ay beenowdey, isla markaana baadhistoodu socoto 1524.

 

Warbixintu waxay sheegtay in dilalkii dalka ka dhacay muddadaa sannadka ah ay ahaayeen 83 dil, kuwaas oo uu sheegay in 55 gacan-ku-dhiigle boolisku gacanta ku dhigay, halka 23 kalena ay baxsadeen oo lagu daba jiro.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this