General Duke Posted September 29, 2010 Dad Rayid ah oo Lagu Diley Magaaladda Hargeysa September 29, 20100 comments| leave your own! Share Nin da’adiisa lagu sheegay 50-sano ayaa la sheegay in labo qof oo rayid ah uu ku dilay magaaladda Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland,kadib markii uu rasaas ku furey. Dilka ayaa ka dhacay xaafada Cabeeye ee ka tirsan Hargeysa,waxaana labada qof geeriyooday ay kala ahaayeen wiil iyo gabar sida ay xaqiijiyeen dad goobjoogeyaal. Meydadka labada marxuum ayaa la gaarsiiyey isbitaalka magaaladda Hargeysa,waxaana xilligaan socda baaritaano ay wadaan laamaha amaanka ee magaaladda Hargeysa. Wararka ayaa sheegaaya in dilka uu ka danbeeyey kadib markii koox dhalinyaro ah ay ku murmeen meel u dhow goob ganacsi ah uu iska lahaa ninka dilka geystay. Horseed Media Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiil Cusub Posted September 29, 2010 Wax wayn miiyaa maad la yaabtay tan ma maqashay todobaadkii hore Four Dead after Shooting Incident in Germany 09/20/2010 Four people were killed and several injured in a dramatic explosion and shooting incident on Sunday evening in the German city of Lörrach, located near the French and Swiss borders in the southwestern state of Baden-Württemberg. The female perpetrator, who has not been identified, killed her former partner and their five-year-old son in an apartment building in the city center, according to the public prosecutor's office. Police said there was a large explosion in the building around 6 p.m. which was so powerful that a wall was blown out. The woman apparently also fired shots in the building. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mr. Somalia Posted September 29, 2010 ^ War anaka Jalmar iyo dhul gaalo waxa ka dhaco maxaa naga galay, meeshaan dhul soomaaliyeed shiddo ka dhacdey ayaa nolooga soo waramay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiil Cusub Posted September 29, 2010 Xalay washiton ta ka dhacday ma maqashay. 1 Dead in shooting, crash near funeral in NW DC Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mr. Somalia Posted September 29, 2010 Maya ma maqlin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Captain_Mike20 Posted September 29, 2010 loooooooooooooooool ...keep trying maybe tommorrow something more exciting will happen, little ducky.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiil Cusub Posted September 29, 2010 Mr Somali Waxaan kuula aaday South Germany and Switzerland waa meelaha aduunka ugu nabada badan hadana qof wareeray oo wax laayaa ka dhacday oo hadana dumar ah Somali war trouma ku jirtana maxaad ka fishaa marka Obama agtiisa DC gii wax lagu dilayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 29, 2010 ^^^So this killing is normal? and how is Germany with a population of 80 million souls is comparable to NW Somalia? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mr. Somalia Posted September 29, 2010 Originally posted by Wiil Cusub: Mr Somali Waxaan kuula aaday South Germany and Switzerland waa meelaha aduunka ugu nabada badan hadana qof wareeray oo wax laayaa ka dhacday oo hadana dumar ah Somali war trouma ku jirtana maxaad ka fishaa marka Obama agtiisa DC gii wax lagu dilayo. Waryaa cantarabaqashka raqiiska ah yaree. Meeshaan somaliaonline baa la dhahaa oo waaa shabakad lagu soo dhajiyo wararka Soomaaliya kusaabsan maalin walba. Therefore, your arguments are rendered void. Come with something better next time! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiil Cusub Posted September 29, 2010 Waryaa cantarabaqashka raqiiska ah yaree. Meeshaan somaliaonline baa la dhahaa oo waaa shabakaad lagu soo dajiyo wararka Soomaliya kusaabsan maalin walba. Therefore, your arguments are rendered void. Come with something better next time! Mr Somaliya ma cashar Soo dhawaynaad i siinaysaa mise waad hanjabaysaa oo waxaad leedahay anaa xukuma waxa lagu soo bandhigo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiil Cusub Posted September 29, 2010 HAA ?????? dhamaystir afka lama baro gabashada Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mr. Somalia Posted September 29, 2010 ^ Haa hakugu filnaato! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiil Cusub Posted September 29, 2010 ^^^So this killing is normal? and how is Germany with a population of 80 million souls is comparable to NW Somalia? Mr Duke What about to compare Hargeisa to Bosaso how many accident per annual....remember Somaliland teedu waa tan ee ta Puntland garab dhig Warbixinta waxqabadka Booliska oo uu halkaa ka akhriyey Hoggaanka Howlaha Booliska, waxa uu sheegay in muddadaa sannadka ah uu dalka ka dhacay 17,601 kiis oo kala duwan, kuwaas oo uu sheegay in la xukumay 2,132, halka 6,363 kiic lagu dhammeeyey heshiis, 4,292-na ay beenowdey, isla markaana baadhistoodu socoto 1524. Warbixintu waxay sheegtay in dilalkii dalka ka dhacay muddadaa sannadka ah ay ahaayeen 83 dil, kuwaas oo uu sheegay in 55 gacan-ku-dhiigle boolisku gacanta ku dhigay, halka 23 kalena ay baxsadeen oo lagu daba jiro. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 29, 2010 I know Somaliland is great when one incident happens and it makes all over the news .... Allah ha u naxariisto labada qof ee dhintay ... Quote Share this post Link to post Share on other sites