Sign in to follow this  
Liibaan

Wasiirka Arrimaha Dibedda Ee Kenya Oo Ku Baaqay In La Baadho Safarkii Faarax Macalin

Recommended Posts

Liibaan   

Wasiirka Arrimaha Dibedda Ee Kenya Oo Ku Baaqay In La Baadho Safarkii Faarax Macalin Ee Somaliland

 

 

Lasanod Online. Tuesday, March 02, 2010

 

 

 

 

Nairobi,(Lasanod Online)- Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Kenya Moses Wetang’ula, ayaa ku baaqay in baadhitaan lagu sameeyo safarkii Faarax Macalin uu dhowaan ku tegay Maamulka labaxay Somaliland.

 

Wasiirka Arimaha dibadda Kenya Moses Watengu’la ayaa gudiga difaaca iyo xiriirka dibadda ee Baarlamaanka u gudbiyey Qoraal uu ku dalbanayo in Baarlamaanku dib u eegis ku sameeyo Khudbadihii uu gudoomiye kuxigeenku jeediyey intii uu Somaliland ku sugnaa.

 

Wasiirku wuxuu khudbadahaas ku sheegay inay ahaayeen kuwa sii hurinaya khilaafka dhulka ee u dhexeeya Somaliland iyo Puntland.

 

Faarax Macalin iyo wafdi u hogaaminayo ayaa booqasho ku soo maray deegaanno ka tirsan gobolada waqooyi bishii December, booqashadaasi waxaa ku weheliyay dhowr xubnood oo ka tirsan baarlamaanka Kenya.

 

Khudbadaha uu Faarax ka jeediyay Somaliland ayuu ku sheegay in Somaliland aysan wax dan ah ugu jirin kala go’a Somalia, balse wuxuu ku amaanay somaliland nabadda ka jirta marka la eego koofurta iyo bartmaha Somalia.

 

Faarax Macallin waxa uu booqday gobolada Somaliland oo ay ku jirto Magaalada Laascaanood oo ka mida dhulka ay Puntland iyo Somaliland isku khilaafsanyihiin lahaanshahihiisa,halkaas oo aakhirkii 2007-kii ay Somaliland dagaal dhex maray iyaga iyo Puntland kula wareegtay gacan ku heeynta laascaanood iyo deegaanno kale .

 

Faarah Macalin oo ah Gudoomiye Ku xigeenka Baarlamanka Kenya ayaa inta badan ka hadla arrimaha Somalia, isagoo hore Booqasho ku tegay Magaaladda Mogadishu xilligiii Midowga Maxaakimta Islaamiga ay Koonfurta Somalia ka talin jireen sanadkii 2006.

 

 

lasanod.com

 

Xafiiska Wararka Lasanod Online, Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Faarah Maangaab, shaqo ayaa laga qabayaa, yaa kuyidhi dadka afkaaga dheer lasoo raadso, cidii ka naxasa carab haa ka jaraan uma u gaabiyaan :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Dajiye adi iyo adeerkaa baa maangaab ah markii shaqo cidna adin dirsan faraha laqasheen

 

Dhuusada idinkaa caan ku ah, 200 sano, who can beat that record

 

 

Sacad,

 

Sacad Dajiye and his uncle the kukuyo slave are cheerleaders for your clan militia snm, they have 200 years of exprience

 

Siyaadkii baa ka yaabay oo kasoo cararay

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Do you want people of SSC to send their leader to addresse the Ethiopian parliament ? Never

 

waanu kaa caqli roonahay hadaano daraawiish nahay, markii kii adinku caqli badnaa Sayid Maxamed Abdullah hassan aad soo irideen, anagaa soo dhoweynay, waayo waanu idinka caqli badneen, wiilkana abti baanu u aheen

 

walaalkeen yar oo wali aan qaangaadhin baa tahay, markaa waanu kuu sabranaa

 

war waa wax laga xanaaqo niman aad isku haleenasay oo cadowgii la saftay, maxaad filasay? ma inaanu adeerkaa faarah maangaab u hanbalyeeno

 

 

Malaa adaa ah fake somaali, waayo habashida iska celin laheed, fitna somaalida dhexdooda kula wareegasaa

 

bal waanu eeganaa inaanu ku cafino, lakiin taa waxaa ku xidhantahay inuu adeerkaa cafis dalbado, iyo inuu apology bixiyo

 

 

Faroole aad nadaba wado, waa caqli badan yahay Farah maangaab, taa waa xaqiiq, waayo Hargeysa ma aadin, Laascaanood ayadoo Garaadadii iyo odayaashiidii loo diidayna, shaah kuma cabin sida Faarah

 

 

Suleiman Xaglotoosiye is our new Leader, just like the Sayid he born in Buuhoodle oo ah meel khayr qabta, and he will lead the Daraaweiish army that will free SSC land

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

ceeb ceeb kala xishooda baas baas. :D

 

 

Jokes aside though dalmar you should blame Faroole instead of Macaliin who is just doing his job as a kenya mp, its faroole who has let down your people more then macaalin could but i guess you won't focus on the bigger obstacle you instead chose to whine about a member of mp in kenya cajiib deeh, lastly but not least you don't owe anything to macaliin he is a free man. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Originally posted by 'Dalmar':

bal waanu eeganaa inaanu ku cafino, lakiin taa waxaa ku xidhantahay inuu adeerkaa cafis dalbado, iyo inuu apology bixiyo

We don't give apologies to pirates,, they are lower than our enemies. :D You are among them! You can't hide your true colors now. Your hate towards the great people of Ogadeeniya can be smelled from miles.

 

You are not dervish! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this