RedSea Posted October 18, 2007 complete article and comments. "Waxaan aad uga xumaaday wasiirka hadalkiisa markaan dhegeystey hadal lagu hadlo ma ahayn... Somaliland dhiig qulqula ma rabto, waxay rabtaa wadahadal iyo nabadgelyo inay kula noolaato jaararkeeda; in hadaladaas oo kale – dhiig baa Boosaaso iyo Garoowe qulquli doona – nin masuul ah oo wasiir ah inuu yidhaahdo may ahayn, " ayuu raaciyey Baashe. Mr. Baashe is a member of SLand who hails from Sool. Quote Share this post Link to post Share on other sites
SOO MAAL Posted October 18, 2007 Although Mr. Baashe is from Sool, he doesn't represent people of Sool, so what he says is insignificant Ninkan wax uu ogyahay majirtu, cidna wax kalama tashtu suu asagu laftiisu cadeeyey "Arrimaha Gobolka Sool Waxba Nalagama Tashato Noogamana Sheegto Xukuumaddu [somaliland], Waxbana Kama Ogin Halka Xaal Marayo" Gudoomiye Baashe Maxamed Faarax Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 18, 2007 Although Mr. Baashe is from Sool, he doesn't represent people of Sool Yeah ,, and Afqudhac represent people of Sool sow maaha ?/ what a double standard iga dheh ...... Quote Share this post Link to post Share on other sites
SOO MAAL Posted October 18, 2007 It’s just a simple fact that Baashe doesn’t represent the people of Sool, Qof asagu cadeeyey in uu waxba ogeen, waxba la weydiin, waxba loo sheegin, waxba lagala tashan, waa qof aad macno daran, wax matara ah, oo cid uu matali karo haba yaraatee majirtu iyo ciduu wax ku kordhin karo Its you who is hypocritical and dishonest when you say Buubaa, Kaluun, Sifir, Jaamac Yare, Maareeye, etc don’t represent the people of the northwest region Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 18, 2007 Ha caytamin sxb .... Baashe is in the opposition and we hear that a lot from them. Now he travelled to the region to take part of the process. Kaluun, buubaa and others are reer Somaliland and i respect their ideas ,,, they are included in the 3% of the referendum .... they clearly state through the media that they don't represent the people of Somaliland. Now blame them Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hunguri Posted October 18, 2007 RedSea, abti haduu Hargaisa ninkaasi ama Burco kasoo jeedi lahaa. Hadalkaa uu sheegayo oo aad maanta ka xumaatay. Maka xumaan lahyd, mise waad u xil qarin lahayd ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted October 19, 2007 ^^^I think you missed the point sxb. I agree with him actually so are most of us here. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted October 19, 2007 Originally posted by SheekhaJacaylka: quote: Although Mr. Baashe is from Sool, he doesn't represent people of Sool Yeah ,, and Afqudhac represent people of Sool sow maaha ?/ what a double standard iga dheh ...... Oo saaxiib miyaad ilowday raggii Buubaa iyo Sifir lahaa ee TFG-da idiinku jiray, Walle double standard bigger than yours I've to yet see Quote Share this post Link to post Share on other sites
SOO MAAL Posted October 19, 2007 Jac, Anuu xaqiiq jirta uun baan sheegay, in cidina soo wakiilan Baashe, xitaa kuwa uu la joogana eenan waxba ka dhageesan Marka anuu manaan caytamin, adaa caan ku ah beenta iyo cayda Mr Baashe himself said, that no one listens to him, no one talks to him, no one takes his advice about anything etc Of course because he really doesn't not represent no one Even, I have provided the link, just read the interview, now blame Mr. Baashe for acknowledging the facts most people from Sool disagree with him, and that’s all that matter, of course secessionists agree with him since he works for them [ October 19, 2007, 04:48 AM: Message edited by: SOO MAAL ] Quote Share this post Link to post Share on other sites