Jacaylbaro Posted February 3, 2008 Qarax xoogan oo gaystay khasaare nafeed iyo weliba dhaawacyo kala duwan oo ku qarxay gaari noocyada dadweynaha ah ayaa maanta ka dhacay agagaarka schoolkii hore ee 21-ka oktober ee magaalada muqdisho . Qaraxan bambaano oo ahaa nooca miinada rimuudka laga hago ayaa la sheegay inay ku qaraxday gaari noocyda minu baska ah islamrkaana ay saarnaayeen Haweenka ka ganacsada Jaadka iyadoo baskaasi uu ka badbaaday oo keliya wadihii baabuurkaas iyo weliba kirishbooygii oo qudha halka ay ku naf waayeen in ka badan 18-qof oo u badan Haween . Dhinaca kale Qaraxan Ayaa Noqonaya Kii Saddexaad Ee ku qarxa Gaari Nooca kuwa dadweynaha ah Iyadoo Horayna Uu Ugu Qarxay deegaanka xaafada Towfiiq Iyo Isgoyska Afarta jardiino qarax noocaan oo kale ah Lamana Oga Sababta Rasmiga Ah Ee Kadambaysa qaraxa gawaarida dadka Rayidka ah qaada . Si kastaba ha ahaatee qaraxan oo ah kii sadexaad ee Qabsada gaari sida dad rayid ah ayaan la ogayn sababta dhabta ah ee ka dambaysa waloow qaraxyadan lala xiriiniyo xaalada amaan daro ee ka jirta caasimada muqdisho. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 3, 2008 MOGADISHU, Feb 3 (Reuters) - A roadside bomb killed at least eight women travelling in a minibus in the south of the Somali capital Mogadishu on Sunday, witnesses said. The driver, conductor and two other passengers in the bus survived, escaping with minor injuries, witness Farah Mohamed said. "At least 8 women were killed when a minibus carrying several passengers was blown up by a roadside bomb blast," she told Reuters, adding that she had seen the bodies, some of them blown to pieces. Police spokesman Abdulahi Ibrahim Omar confirmed the blast but had no further details. "It looked like a remote-controlled bomb that missed its target -- a government pickup truck carrying a number of soldiers passed there seconds after," witness Ahmed Jimale said. Islamist insurgents have carried out many Iraq-style roadside bomb attacks on the forces of Somalia's interim government and its Ethiopian military backers. The Horn of African country has been mired in anarchy since warlords toppled dictator Mohamed Siad Barre in 1991. But the violence has worsened since Somali and Ethiopian troops ousted the Islamists from Mogadishu at the end of 2006. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 3, 2008 iyadoo baskaasi uu ka badbaaday oo keliya wadihii baabuurkaas iyo weliba kirishbooygii oo qudha halka ay ku naf waayeen in ka badan 18-qof oo u badan Haween . Subxanallah ! ! ! ! Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted February 3, 2008 Allah yaxamhum. Tragic indeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted February 3, 2008 Horrible news, May Allah may rest them in peace. Quote Share this post Link to post Share on other sites