RedSea Posted January 12, 2009 Waxa habeen hore badhtamaha magaalada Baydhabo ee gobalka Baay lagu dilay Marxuum Cabdi Cabdillaahi Cigaal (Sunno-Cirro), oo ka tirsanaa siyaasiyiinta reer Somaliland ee xilalka kala duwan ka haya dawladda Imbigaati. Sunno-Cirro, waxa ahaa guddoomiye ku xigeenka guddiga dib u heshiisiinta ee dawladda Imbigaati, waxaana sida la sheegay habeen hore fiidkii toogtay saddex nin oo afka soo duubtay kuna hubaysnaa baastoolado, xilligaas la toogtayna waxa uu ku sii jeeday gurigiisa gudaha Baydhabo. Lama garanayo sababta loo dilay Marxuum Sunno-Cirro, laakiin waxa uu dilkiisu ku soo beegmay iyadoo maalmo ka hor isla magaaladaas goor fiid ah lagu toogtay Wasiir ku xigeenkii dib uheshiisiinta ee dawladda Imbigaati oo isna dhalasho ahaan ka soo jeeday Somaliland. Marxuum Sunno-Cirro, waxa uu ka soo jeedaa mid ka mid ah beelaha degga gobalka Hargeysa, waxaanu dawladii Carta ka mid ahaa xubnihii Baarlamaanka, balse dawladan Imbigaati kama qaban wax xil ah oo ka sareeya kan uu hadda la god galay, waxaana Marxuum Sunno-Cirro shalay lagu aasay magaalada Baydhabo A man from Burao was also killed just weeks before him. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fabregas Posted January 12, 2009 what is the significance of the town he hailed from? thousands ba la diley......... Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted January 12, 2009 No reason to mention the obvious. From Hargeisa, in the TFG, and killed in Baydhabo. That is the point. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 12, 2009 Waar niyow waa dambaysaa iyo inaad doqon tahay baan kala garan la'ahay , Sheekadani is an old news dee ... we've posted this and people discussed over the issue mar hore. Waa markaagii walee ,,,,loool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ibtisam Posted January 12, 2009 ^^^Leave him alone! LOL, he is not on SOL all the time like us dee. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 12, 2009 But he should check before he post a news that is almost one month old ..... Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted January 12, 2009 Red Sea, maradii alshabaab ee madaxa uga xirneyd buu iska furay. Now he can see and hear. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 12, 2009 Walee maradaasaanuu dhigin ilaa ay isaga dilaan ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ibtisam Posted January 12, 2009 ^^^^LOOOOOOL @ Now he can see and hear. Xiin don't be so sure, now he is just a closest supporter. Red Sea, JB iska ceeli, maashajiid buu kaa diigtey! Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted January 12, 2009 Ibtisam, ninkaa iska jir. He worreis me a lot. Laakiin Jacaylbaro ka uu fiican, hundred tmes . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ibtisam Posted January 12, 2009 ^^^Xiin have you recently found out JB is an SL right hand man sitting on money, if so I will agree with you and say okay he is, but on the condition he goes to Burco and shows my family the money Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted January 12, 2009 Niicyahay gadhka leh miyaad sifiican wax iigu sheegtid bal? Wax baraxa lala tago oo sabaaxad nigiska looga siibo ayaad istaahiyashaa@Jacaylabro. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 12, 2009 Don't u know in Burco the SL shilling is like the US Dollar in Hargeisa ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ibtisam Posted January 12, 2009 ^^^When I was there they were using Somali shillings Hoodhoorey (JB correct it for me please) I'm glad they switched, it was falling apart and stinking and finish basicly. LOL @ sabaaxad nigiska looga siibo ayaad istaahiyashaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted January 12, 2009 Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: Don't u know in Burco the SL shilling is like the US Dollar in Hargeisa ?? Haye miyaad iga cabsatay? why are you ignoring me? Quote Share this post Link to post Share on other sites