Xaaji Xunjuf Posted August 19, 2010 Even garaad abshir salax is ready to talk to Somaliland Beesha Guuleed Garaad (Barkad )Oo Wadahadal La Bilaabaysa Maamulka Hargeysa Written by Jidbaale.com Thursday, 19 August 2010 05:11 Xamar-Lagu-Xidh(Jidbaale.com):-Sida aanu ka soo xiganay Kayse Cali Jaamac Xoosh oo haatan ku sugan magaalada Xamarlagu xidh ee gobolka Cayn waxaa halkaasi ka socda shir loogu gogo;l xaadhayo sidii beesha Guuleed Garaad (Barkad) ay wadahadal ula gali lahayd maamulka Siilaanyo. Xoosh wuxuu sheegay in xubno ka soo jeeda beesha Barkad oo dhaqaale xoogan wata laga soo kala diray magaalooyinka Hargeysa iyo Boosaaso sidii ay beesha Barkad ugu qancin lahaayeen in ay wada xaajood la galaan maamulka uu haatan hogaamiyo danbiile dagaal Siilaanyo , waxaana raggaas ka mid ah Faarax Sugaal, Ismaaciil Axmed Dayib, Shucayb, Maxmed Jaamac Caraale oo isagu ka mid ah ganacsade Boosaaso laga soo diray. Waxaana ay xubnahani Garoowe ka soo kaxeeyeen sida uu shegay Kayse Cali Jaamac Xoosh Garaad Abshir Saalax si uu wadahadalka hormuud uga noqdo, iyada oo haatan sida uu sheegay Kayse Cali Jaamac Xoosh wadahadlaku uu u dhaw yahay in laysku raaco in beesha Barkad wadahadal gooniya la gasho maamulka SNM ee uu hogaamiyo Dhiigyacab Siilaanyo. Wuxuuna intaasi ku daray Xoosh in odayaal dhaqaale lagu qarqiyey laysugu keenay goobta iyada oo deegaanka beesha magaalo kasta 5 oday laga keenay la yidhi u codeeya in aynu widhwidh nabad ama colaad mid ku doorano, odayaashuna qorshaha ay wataan xubnahaani u codeynayaan iyaga oo aan aqoon u lahayn qorshaha ka danbeeya. Garaad Abshir ayaa isaguna qorshahan u guuxay isaga oo sheegay in ay diyaar u yihiin in ay wadahadal ;la galaan jabhadda SNM sida uu sheegay Xoosh, wuxuuna Garaad Abshir sheegay in aanay ssc weyne u daba fadhiisanayn xaaladda widhwidh ee ay wadahadal la galayaan Siilaanyo. Kayse Cali Jaamac Xoosh ayaa waxa uu sheegay in Beesha Barkad ay ka tirsan tahay beelweynta ssc isla markaana aysan shacabku ku qanacsanayn qorshahan ay wadaan xubnaha doonayo in shirqool loo dhigo beesha Barkad, wuxuuna sheegay in arrimaha Siyaasadda iyo wada xaajoodka ay ssc weyne kala mid yihiin, wixii intaa ka soo soka marana aanay marnaba qaadan doonin. Dhinaca kale ilo xog-ogaal ah oo iyaguna goobta ku sugan ayaa xaqiijiyey in ay xidhiidh la soo sameeyeen Xamar lagu xidhay Siilaanyo iyo C/samad Cali Shire oo labadooduba ku booriyey beesha Barkad in ay iska dhaafaan SSC oo ay toos wadahadal ku saabsan widhwidh u galaan. Waxaanay ilaahi sheegeen in xubnaha ololahan wada oo u badan wadaado xataa gaadhsiiyeen arrinka sidii ay ugu qancin lahaayeen odayaasha Barkad in Aadan Madoobe iyo Yeesif beesha bariga burco Iyo Barkad eeh ssc xidhiidh gooniya uu ka dhexeeyo oo laysku riixo. Waxaana arrimahan ay salka ku hayaan dadaal aywadaan xubno haatan horgalo cusub noqday oo h ore wadaado u ahaa oo ay ka mid yihiin C/risaaq Dawdar , Cismaan Garaad Soofe iyo Atash ninka lagu magacaabo oo wasiiro haatan ka ah golaha SNM, dedaalkaas oo ay ku doonayan in ay wadahadal u furan malayshiyadda SNM iyo wixii ay ka helaan beesha ssc iyaga oo qoys qoys iyo jilib jilib u abbaaraya si ay u wiiqaan midnnimada beesha SSC, arrintii Xadhadhankuna ahayd bilow. Waxaana haatan ololaha badhtamaha kaga jira xubno u badan wadaadada darawisheed oo iyagu haatan hormuud ka ah arrinta Xamar Lagu-xidh ka socota. Haddaba waxa ay isweydiintu tahay, Beesha Barkad wadahadal kaligeed malagali doontaa Maamulka Dhiigyacab Siilaanyo oo la ogaa hore wuxuu xasuuq uga gaytsay deegaanka ssc intuu uu hore u hayey maamulka malayshiyada SNM?. Source Jidbaale.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted August 19, 2010 How many of these so called Garaads are really Garaads, and how many were appointed by the former regime? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted August 19, 2010 I don’t know if they were appointed by the former regime for instance garaad cali garaad jamac was a minister under adan cade aun his regime garaad ismacil the father of garaad cabdirashid the pro Somaliland garaad who currently lives in laascanood and This garaad abshir garaad salax is the garaad from widhwidh while garaad abdulahi garaad soofe is also willing to talk to Somaliland he already did 2 weeks ago., There are about 14 garaads for each subclan 1 garaad Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted August 20, 2010 Garaad Abshir ayaa isaguna qorshahan u guuxay isaga oo sheegay in ay diyaar u yihiin in ay wadahadal ;la galaan jabhadda SNM sida uu sheegay Xoosh, wuxuuna Garaad Abshir sheegay in aanay ssc weyne u daba fadhiisanayn xaaladda widhwidh ee ay wadahadal la galayaan Siilaanyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted August 20, 2010 Originally posted by Xaji_Xunjuf: quote:Garaad Abshir ayaa isaguna qorshahan u guuxay isaga oo sheegay in ay diyaar u yihiin in ay wadahadal ;la galaan jabhadda SNM sida uu sheegay Xoosh, wuxuuna Garaad Abshir sheegay in aanay ssc weyne u daba fadhiisanayn xaaladda widhwidh ee ay wadahadal la galayaan Siilaanyo. The Garad fell into the trap of divide and concour! However fast majority of Widhwidhians are against this and it will fail as it did in the Xaadhadhan few weeks ago. "Xaglo Geel wax laqariyo kaweyn" Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted August 20, 2010 Originally posted by Che -Guevara: How many of these so called Garaads are really Garaads, and how many were appointed by the former regime? They are dozen or little more and majority of them created during the civil war. Basically each subclan made their own one. However there few grand garads. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted August 20, 2010 The garaad wants peace for the people of widhwidh he understands no khusuusi can bring that then he has to talk to those who want to bring peace in widhwidh. Quote Share this post Link to post Share on other sites