Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

The khusuusi is on the run

Recommended Posts

A_Khadar   

Originally posted by Xaji_Xunjuf:

That tells you how disorganised the khusuusi is
:D

I guess you having difficult understanding Xaji.. That tells you your source makes up stuff and nonsenses.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Keyse Cabdi Yusuf Gudoomiyihii hore ee Gobolka Cayn ayaa ku dhawaaqay in uu isaga baxay kooxda uu hogaamiyo Xaglatoosiye Musharaxii lagaga Awood roonaaday doorashadii Puntland 2009.

Posted: July 14/2010, 6:04 pm

 

Keyse Cabdi Yusuf , Gudoomiyihii hore ee Gobolka Cayn ayaa ku dhawaaqay in uu isaga baxay kooxda uu hogaamiyo Xaglatoosiye Musharaxii lagaga Awood roonaaday doorashadii Puntland 2009.

 

Keyse oo warfidiyenka lahadlayay ayaa soo saaray qoraal ay kuwa saxiixan yihiin isaga iyo Maxamed Xasan Buraale oo ka mid ahaa ururka NSUM balse ku biiray kooxda Xaglatoosiye ka dib kulankii Nairobi.

 

Qoraalkan ayaa ay ku sheegeen in ay si rasmi ah uga baxeen kooxda Xaglatoosiye dhamaan ciidmaada hoos yimaada guutada Ismaaciil Mire ee uu taliyaha u yahay Keyse Cabdi Yusuf.

 

Waxaa kaloo uu ku baaqay Keyse in shir ay beelaha SSC isugu yimaadaan kaaso lagu qabto gudaha dalka.

 

Ka hor intuusan ku dhawaaqay go’aankooda ku aadan kooxda Xaglatoosiye, ayaa Keyse iyo saraakiisha gudaha ee ciidmaadas beelaha *********** waxaa ay xalay ka qayb galeen shir weyne dhinaca qadka taleefanka ah kaaso lagu xogwareysanayey taliyaasha ciidamda beelaha iyo caqabadaha hortaagaan.

 

Waxaana ay dhamaantood isku raaceen in ay caqabada ugu weyn ee soo celinta dalka la haysto tahay Xaglatoosiye oo dano siyaasadeed oo dhaqaale urursi salka ku haya ku hawlan.

 

Mustafe Galaal oo dhawaan ka soo goostay maleeshiyaadka hargeysa ayaa sheegay in uu Buuhoodle kala kulmay umad kala qaybsan isagoo si gaar ah farta ugu fiiqay kooxda Hogaanka beesha sheegta.

 

Saraakiil kale oo ku sugan magaalooyinka Boocame iyo Tukaraq oo iyana ka hadlay shir weynaha Beelaha SSC ee Xalay (11-july-2010) ayaa ****olka ka qaaday ay diyaar u yihiin ka qayb galida soo celinta degaamada la haysto balse ay aad uga xun yihiin in kooxda Xaglotoosiye wato ay kala faquuqeen bulshada Sool, Sanaag iyo Cayn.

 

Hadalka ka soo baxay Keyse Cabdi Yusuf ayaa soo afjaray tuhun riwaayadii ay ku qudhaabanyeen Xaglatoosiye iyo koox islaamiyiin ah oo Nairobi ku sugan kuwaaso caadeystay in Axad waliba shir taleefan ah ay qabtaan si ay dhaqaalo uga gurtaan qurbajooga gobolada SSC iyagoo halku dhig ka dhiganaya dalka ayaan soo celineynaa hase ahaate hada u muuqata in ay fashilantay.

 

Saleebaan Ciise oo ku magac dheer Xaglatoosiye ayaa ka mid ahaa musharaxiintii u orday madaxnimada Puntland hase ahaate lagaga awood roonaaday doorashadii 2009.

 

Waxaana uu ku biiray kooxo Islaamiyiin ah oo ganacsi ku leh Magaalada Nairobi kuwaaso arkay in ay fursad dhaqaalo lagag sameyn karo ka banaan tahay mandaqada SSC.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Si xun wax u sheeg sixir ka daran..

 

Here is the news you supposed post not the fake ones you wish to be true

 

Shirkii Madaxda Maamulka SSC ee Dharkayn-Geenyo oo Guul-Ku Dhamaaday. Warar aanu ku helnay Magaalo madaxda Gobolka Sool lascanood ayaa sheegaya................

 

Warar aanu ku helnay Magaalo madaxda Gobolka Sool lascanood ayaa sheegaya in shirka socday Dharkayn Keenyo lagu xalinayay mad madow soo kala dhex galay madaxda sare ee SSC. Shirkan oo ay ka soo qayb galeen inta badan Golaha khusuusiga SSC iyo Madaxda SSC. Shirkan ayaa galabta furmay.

 

Shirkan waxaa kaloo goob joog ka ahaa Hogaanka SSC Dr.Saleebaan Xaglatoosiye, iyo Ku xigeenkiisa Col Cali Sabaray. Dhinaca kae waxaa golaha khusuusiga ka socday Guddoomiyaha Golaha Khusuusiga Cabdi Risaaq Gacamay iyo Kayse Cabdi Yuusuf, Ex Xildhibaan Ibraahim Guure, Baashe Cali Jaamac, Ex Xildhibaan *****ar Jaamac Saleebaan, Ex Xildhibaan Abshir Cabdi Shiish Iyo Col.Yaasiin Tamaad, Maxmed Xasan Buraale, Cismaan Xaaji Cali.

 

Sidoo kale waxa halkaa iyaguna ku sugnaa Garaadka Guud ee Beelaha SSC Garaad Jaamac Garaad Cali Iyo UGaas Faarax Dheere.

 

Shirkan oo lagu lafa guray qoddobo badan oo muhiima u ah shacabka SSC ayaa lafilayaa in maalmaha soo socda lasoo gaba gabeeyo.......

 

Maxamed Khadar lascaanood Soomaliya-----Widh Widh Online News Desk Center

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Originally posted by Xaji_Xunjuf:

I understood it very well but tell me khilaafki la afjaray muxu aha? Sookan keyse leh waxba kama jiran heshis

code:

 Keyse Cabdi Yusuf Gudoomiyihii hore ee Gobolka Cayn ayaa ku dhawaaqay in uu isaga baxay kooxda uu hogaamiyo Xaglatoosiye Musharaxii lagaga Awood roonaaday doorashadii Puntland 2009. 

Posted: July 14/2010, 6:04 pm

War Xaajiyow check the date of your referred post.. It's older than a year..

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Originally posted by Jacaylbaro:

A-Khadar, so you admit there has been Khilaaf among the khusuusi ??? ........... that is even worse.

Dhib baa idin haysta nimanyahow. You either have comprehension deficit or you are leading astray. Anyway, No khilaf among the Khusuusi, but the khususi and the hogaan have disagreements and that is resolved. Kudus... SSC cause continues, Somali Unity and free of S/L militia from SSSC.

Share this post


Link to post
Share on other sites

ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba

Maxamed Xasan Buraale iyo Kayse Cabdi Yuusuf oo War Saxaafada loogu talagalay ka soo saaray dharkayn geeyo, dhaliilna u jeediyey Madaxda SSC.

 

(Dharkayn-Geeyo, August 16, 2010 Ceegaag Online)

 

Waraysigii Eng Maxamed Xasan Buraale iyo Kayse Cabdi Yuusuf Dhagayso

 

Taliyaha Guutada Ismail Mire ee garabka Badbaada SSC iyo Eng Maxamed Xasan Buraale oo kamid ah Madaxda SSC oo haatan howlo shaqo u joogaa magaalada Dharkayn geeyo ayaa magaalada dharkayn ka soo saaray War saxaaada loogu talagalay Warkaasi oo ku saab sanaa in Guutada Ismail Mire Wax heshiis ah aanay la galay Hogaanka SSC, isla markaana Wararkaasi lagu daabacay Websedyada yahay Warka fog Xaqiiqda.

 

Eng Maxamed Xasan buraale ayaa hogaanka ssc u soo Jeediyey dhaliil Xoogan Waxa uu Maxamed Xasan buraale sheegay in gabi ahaanba hogaanku uu Noqday mid fadhiid ah, kuna guuldaraystay Xorayntii, isla markaana gabi ahaanba ku tuntay shricigii loo dajiyey SSC ka hor inta aanay imaana Gudaha Wadanka.

 

Maxamed Xasan buraale ayaa sheegay in loo baahan yahay shir deg deg ah oo lay isugu yimaado looga hadlo Xaalada haatan kataagan deegaanada SSC, Maxamed Xasan buraale Waxana kaloo Ceegaag.com u sheegay inay diyaar u yihiin inay Sii Wadaan xorayntii iyo difaacii, iminka aruurinayaa Ciidamadii oo iyagu soo gaadhay magaalada dharkayn geeyo.

 

Waraysigaasi oo ah Mid dheer isla markaana taabanaya dhinacyo Badan ka dhagayso shabakada Wararka Ceegaag.com oo Madaxdaasi la soo Xidhiidheen iyagoona ku sugan magaalada dharkayngeeyo.

 

Cali dhagjar

Ceegaag.com

Buuhoodle

Share this post


Link to post
Share on other sites

Eng Maxamed Xasan buraale ayaa hogaanka ssc u soo Jeediyey dhaliil Xoogan Waxa uu Maxamed Xasan buraale sheegay in gabi ahaanba hogaanku uu Noqday mid fadhiid ah, kuna guuldaraystay Xorayntii, isla markaana gabi ahaanba ku tuntay shricigii loo dajiyey SSC ka hor inta aanay imaana Gudaha Wadanka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kooxdii SSC oo Caawa dib ugu soo laabatay Buuhoodle, kadib Markii ay magaalada dharkayn ku shireen, shirkaasi oo Guuldaro ku dhamaaday iyo Garaad jamac oo saaxdheer ku laabtay

 

Posted: August 17/2010, 5:46 pm

 

Waxa Caawa fiidkii magaalada buuhoodle dib ugu soo laabtay kooxdii SSC oo iyagu shir uga socday magaalada dharkayn geeyo shirkaasi oo noqday mid gabi ahaanba fashilk iyo guuldaro ku dhamaaday, waxan Buuhoodle gaadhay Saleebaan xaglatoosiyey iyo Cali sababaray oo kamid ahaa Madaxda SSC oo iyagu fahilmay howlihii ay wadaan Ciidamadadiina kala aadeen guriyahooda oo Qofba meel uga dhaqaaqay.

 

 

Garaad jamac garaad cali ayaa isaguna aaday magaala saaxdheer waxa warar hoose oo la helayo sheegayaa in xaglatoosiyey lagu wado inuu wadanka dibasiisa safar ugu baxo lama oga Xiliga uu safrayo waxaana kaloo magaalada dharkayn ku sugan Xubnihii golaha khusuusiga oo iyagu gabi ahaantood ka hor yimid Qorshaha uu wato saleebaan xaglatoosiyey oo Noqday mid fashilmay, dadbadan oo kunool dibada iyo gudaha ayaa soo dhaweeyey fashilaada xoogan ee ku timid kooxda lagu soo dhisay Nairobi oo iyagu dhaqaale badan ku Cunay buuhoodle

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

^ War Xaji if these guys were on the run from Buhodle few days ago, why reporting now that the came back to Buhodle again..

 

Plus where is source of this made ups. I guess it's Saraar website again fed by its special reporter on the ground named by Libaahe! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

All the soldiers advisors Khusuusi members are all in dharkeyn geyo they totally moved away from buhoodle the only two individuals right now in Buhoodle are xaglajiifiye and sabaray they are just citizens ciidan ma haystan asn as the news says the hogaan might even leave the country

Share this post


Link to post
Share on other sites

It’s not what I am wishing for it’s the reality on the ground Now let’s go back There is Khilaaf between the hogaan and the khusuusi right Keyse the army leader left buraale guy left Garaad soofe doesn’t support xaji ina cumar camay and all the elders in buhoodle don’t support it , in return you have ex puntland parliamentarians that’s the situation all the advisors and khusuusi members and soldiers left buhoodle for a reason and are in dharkeyngeyo

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Originally posted by Xaji_Xunjuf:

It’s not what I am wishing for it’s the reality on the ground Now let’s go back There is Khilaaf between the hogaan and the khusuusi right Keyse the army leader left buraale guy left Garaad soofe doesn’t support xaji ina cumar camay and all the elders in buhoodle don’t support it , in return you have ex puntland parliamentarians that’s the situation all the advisors and khusuusi members and soldiers left buhoodle for a reason and are in dharkeyngeyo

Xaji, your actions speak loader and clearer in alignment with your motivations.

If you want to know reality on the ground, SSC is an entity and it will not dissolve just because few people are against it as you illustrated. Dharkeyngeyo was one of the bases of ssc and if the hogaan goes to dharkeyngeyo or else where, the fact is ssc will remind here and press ssc free from s/l militia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this