Qudhac Posted January 12, 2005 Sheikh Xasan Daahir Aweys oo ciidama xoogan uu uga hortaga DFKMG ku aruursanooya Sheikh Xasan Daahir Aweys oo ah ninka sida xoogan uga soo horjeeda Dowlada uu garwadeenka ka yahay Col. Cabdulaahi yuusuf Axmed ayaa kawada malmahaan aruursi ciidamo beeleed xoogan uu ugu hortaga maamulka cusub ee socod baradka ah oo aan wali jaanqadin. Maalmahaan ayuu ku sugnaa Sheeikh asal ahaan deegaanka uu ka soo jeedda ee ah Guriceel si uu uga helo ciidamo xoogan uu la taga magaala madaxda Muqdisho si uu uga hortaga wax uu ugu yeeray cadawga Ilaahay oo uu ula jeeda DFKMG ee la filaayo in ay dhawanahaan soo caga dhigata dalka . Sheikh Xasan Daahir Aweys oo ahaan jirey nin ka tirsan ciidankii xooga dalka daraja ahaan ka soo gaaray Korneel ayaa hadda u eg nin isku diyarinaya dagaalo faraha looga gubtay asagoona doonaayo in uu gabi ahaanba gacanta ku dhiga talada dalka oo uu ku riyoonayey muda badan ee kamid ah nolashiisa. Sheikh Xasan Daahir Aweys oo asagu ah nin ku caanbaxay dagaalada ayaa ka qeyb galay dagaalo badan oo ka dhacay gudaha dalka sidii kuwii ka dhacay gobalada Bari iyo Gado uu lagalay Col. Cabdulaahi Yuusuf ciidamo uu wato iyo kuwa Itoobiyaan ah Wararkaan ayaa laga helay dad ku nool deegaanka oo diiday in la magacaabo sababa la xariiro xaga amaankooda Si kasataba h ahaatee la arki doonee meesha ay isla gaaraan Sheikh iyo xukumada cusub oo ayagu ahaa kuwa inmuda ah ka dhaxeye qilaaf . xigasho dayniile.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted January 12, 2005 Is it me or is Qudhac learning more about "southern" politics? Just jokin man. Quote Share this post Link to post Share on other sites