xiinfaniin Posted February 13, 2009 Originally posted by Ducaysane: xiinow dadka hadii la bixin waayo waa reer kismaayood baa la iska dhahaa. dadkoo dhan baa hada wada sheegta meeshaas. Kismayo dadkeedii weli waa noolyihiin awoowe, raggaan dab'aal aqoon oo leh wacad'alle Kismayo anaggaa iska leh xatta waa la arkay . Laakiin lahjaddaa ciilaysa, it takes about threee generations to be a real reer Kismayo. Ask BOB Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted February 13, 2009 Eeddo KK ii daa xiinow. Waa qof dumar ah..Eeddo ha qarsan celebration-ka ee xalwada wax naga soo gaarsii... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdinasir Kadawo Posted February 13, 2009 Originally posted by Ducaysane: xiinow dadka hadii la bixin waayo waa reer kismaayood baa la iska dhahaa. dadkoo dhan baa hada wada sheegta meeshaas. oo muqdisho goormaa laga baramoosay? soomaali bar ayaa muqdisho ku dhalatay ayaan dhahayay. mise turki ayaa kismaayo attractive ka dhigay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted February 13, 2009 Gheelle, horta aaway KK maanta. Anigu waxaan is lahaa sawirka ugu horreeyya iyadaa soo dhejinaysa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ducaysane Posted February 13, 2009 Kadawo. Xiin, I was in Kismaayo back in 1991 my way to Utanga. I fall in love that city. hopefully will be back when situation is settle. You wouldn't mind in aad na marti soortaan? right Xiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted February 13, 2009 ^^Guri kama dhisan weli Ducaysane. There was certain competation in certain years Seriously, you dont need to be invited to Kismayo awoowe, you need some level of stability and peace to take root in the city. Wareeraa meesha ka dhacay ninyahow maalin walba boos baa wuxuu ku qabsanayya dad aadan aqoon, lacagtii nalaka dhammaystay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdinasir Kadawo Posted February 13, 2009 Originally posted by General Duke: Kadawo: adeer I am product of the west thus comfortable with the language I grew up with. As for who go ask around if you mus I aint a mole I am a Somali from Puntland, with deep roots. ama af reer bari ama af reer mudug iila imoow, markaas ayaan kuu qiraya inaad puntlander tahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted February 13, 2009 Duke af soomali uu propogandada Iidaamaale iyo decaayyadda dayniile.com ku fahmo waa yaqaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ducaysane Posted February 13, 2009 Xiin, Wax waa jiraan. ama aan ka dhisto ama aan carab ka gato. . Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted February 13, 2009 ^^Waraaqo ma haysattaa waryee Jemce wanaagsan...waa rawaxay Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted February 13, 2009 Lool. Kadawo again you are making a meal of it, its all about ones comfort zone, I am comfortable in English, if you want to attack that language and its users, then that’s your battle. The funny thing is this young fella from the Diaspora can make rings around you anytime. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdinasir Kadawo Posted February 13, 2009 xiin, i am convinced there are some moles in here, habashi most of them. i always suspected duke. but thanks for ur clarification. now i guess he can't be one Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ducaysane Posted February 13, 2009 Xiin posted: ^^Waraaqo ma haysattaa video baan ka duubay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted February 13, 2009 Kadawo: again another weak attempt at satire, you are not funny, many more competent insulators have tried to no avail. Again bring it on, you will be no different to those who have eneded up in SOL politics ash tray . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdinasir Kadawo Posted February 13, 2009 i was in kismaayo once, i didn't like it. maybe it's my running and i should give it another chance. Quote Share this post Link to post Share on other sites