Jacaylbaro Posted October 29, 2008 It is just happening ,,,,,,,,,,,,,, just close to my office. Will be back for more .... IA Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted October 29, 2008 Are you serious? Bal is ilaali. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted October 29, 2008 another two explosions in Bosaaso, Watch out , Is jir bal Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted October 29, 2008 Somalia -Allidamaal Arbaco Oct 29 2008 - Qaraxyo waa weeyn oo ka kala dhacay Magaalayoonika Boosaaso iyo Hargeysa, kuwaaso aan la ogeeyn ilaa iyo hada inta u la egyahay khasaarooyinka ay gesteen Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted October 29, 2008 Muqdisho,29,Okt,2008,Arboco,(Hillaac.net) Qaraxyo Kala duwan ayaa waxaa ay ka dheceen Magaalooyinka Haregeysa iyo Boosaaso kuwasi oo lala eegtay Xarumaha dowlada iyo Safaarada Ethiopia ee Magaalada Haregeysa. Halka dhinaca kale uu ka dhacay Qarax kaas la mid ah Magaalada Boosaso ee Gobolka Bari Xarun ay Ciidamada Nabad sugida ku leeyihiin magaalada Boosaaso. edit Qaraxyo is-miidaamin ah oo lala eegtay labo xarumood oo ay leeyihiin Ciidamada Sir-doonka Puntland Arbaco, October 29, 2008(HOL): Labo Qarax oo aad u xoog badan ayaa goor dhaweyd lala beegsaday labo xarumood oo ku yaala magaalada Boosaaso, kuwasi oo ay leeyihiin Ciidamada Sirdoonka Puntland, kuwaasi oo loo yaqaana PISta. Labadaan Qarax ayaa kala dambeeyay muddo daqiiqado ah, waxaana la aaaminsan yahay in ay geysteen dhibaatooyin kala duwan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac, inkastoo aaney jirin warar rasmi ah oo aan ka helnay khasaaraha qaraxyadaas. Ilaa iyo hadda lama xaqiijin karo tirada dhimasho ee qaraxyadaan is-xigay ay gaysteen, inkastoo dhaawac ahaan isbitaalka Puntland loo dhigay 8 ka tirsan askarta PISta. Lama garanayo cidda sida rasmiga ah uga dambaysa labadaan qarax, mana jiraan cid ilaa iyo hadda loo qabtay labadaasi Qarax, waxaana xusid mudan in uu geeriyooday darawal kaxeynayay gaari waxyaabaha qaraxa dhaliyay laga soo buuxiyay Waxaa labadaan qarax geystay labo gaari oo nooca TOYOTA Surf ah, kuwaasi oo laga soo buuxshay Walxaha Qarxa, iyadoo hal mar laga dareemay labada qarax magaalada Boosaaso. Dhamaan waxaa loo adkeeyay amniga goobaha ay ka dhaceen labadaan qarax ,iyadoo dhammaan hakad ay galeen isku socod Gaadiidka iyo Dadwaynaha magaalada Boosaaso. Wixii ku soo kordha Qaraxyadana kala soco halkan. Faysal Maxamed Xasan (Boston), Hiiraan Online cabaade@gmail.com Bosaso, Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted October 29, 2008 Just spoke to a family member in Hargeysa confirming the Qarax but didnt know what it was. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 29, 2008 Targets in Hargeisa: The Presidential Palace The Ethiopoian Embassy The UNDP office Still there is no indication of casualities but There are huge bodies both at the presidency and Ethiopian embassy specially those who are there to get visas. My ears are aching from the damn Qarax as two of the were very close to my office. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 29, 2008 ALL OF THEM WERE CAR BOMBS ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted October 29, 2008 Update us sxb, we don't want to hear from Allpuntland, Dayniile or Hadhwanaag about the qaraxyo, since you are there, update us whenever you get the details. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted October 29, 2008 Thanks for the update, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted October 29, 2008 JB forget about the updates and get the hell out of there now...your family must be dead worried about you - remember the aftermath is worst than the actual bombing itself Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted October 29, 2008 Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: ALL OF THEM WERE CAR BOMBS ,,,, That is scary. Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted October 29, 2008 Scary indeed. JB go home saxib. Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted October 29, 2008 http://news.bbc.co.uk/1/hi/world/africa/7696986.stm http://afp.google.com/article/ALeqM5iEDRmLy1ybHxFnSmVVi30TaVCyKA http://africa.reuters.com/wire/news/usnL0534420.html Quote Share this post Link to post Share on other sites