Fabregas Posted July 4, 2008 quote: Waxaa la yaab leh maanta oo marrastii iyo agoontii madaafiic lagu laayey, Masaajidadii lagu xaaray, Musxafkii Quraanka lagu istaagay oo saxarada lagu tirtay, dugsiyadii quraanka loo bedelay musqulo ay ku saxaroodaad axmaaro, iskuuladii iyo isbitaaladii laga dhigay xerooyin ciidan, culumadii la xasuuqay, 2 sano jirka Soomaaliyeed uu yahay dembiile lagana toogto wejiga, qofka XORRIYADDA u dabaal dega ama hambalyo u dira waa ayaandarro. http://kismaayonews.com/fullstory.php?subaction=showfull&id=1215201778&archive=&start_from=&ucat=1& Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fabregas Posted July 4, 2008 quote: Bilaahi Caleykum, iyadoo uu Amxaar Muqdisho masaajidadeeda ku xaarayo Xornimo ma sheegan karnaa? Xornimooy lagu ceebee!! This is the quote of the century, I'm gonna use as my Sig! Quote Share this post Link to post Share on other sites