Jabhad Posted October 11, 2006 Last Updated Tue, Oct, 10 2006,19:30 Pm--Mogadishu Somalia Daawo sawiro muujinaya xaaladda Guud iyo cida gacanta ku heysa Buur-hakaba Mogadishu 10, Oct.06 ( Sh.M.Network) Xaaladda magaalada Buur-hakaba ayaa maanta dagneyn, iyadoo wariyeyaal ka tirsan shabakada warbaahinta Shabelle ay socdaal ku tageen maanta magaaladaasi oo shalay muddo saacado ah ay ku sugnaayeen ciidamo Ethiopian ah iyo kuwa dowladda KMG ah ee Baydhabo. Shabelle ayaa waxa ay masawiro ka soo qaaday xaaladda guud ee magaalada Buur-hakaba, iyadoo wadooyinka qaar lagu arkayay maleeshiyooyin iyo gawaarida dagaalka oo ay leeyihiin deegaanka, kuwaasi oo difaac kaga jirey weerar kaga yimaada dhinaca dowladdda KMG ah ee Somalia. Sidoo kale waxaa lagu arkayay maleeshiyaad ku hubeysan qoryaha darandooriga u dhaca jidayana silis rasaas ah oo dhufeysyo ka sameystay buuraha buurhakaba. Magaalada Buur-hakaba ayaa waxaa iminka gacanta ku haya kooxo maleeshiyaad ah oo ka soo jeeda deegaanka, kuwaasi oo taageersan Maxkamadaha Islaamka Somalia. Calanka Somalia oo qoriga dushiisa lasaartay. more pics http://www.shabelle.net/2006/october/n8953.htm Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 11, 2006 Heestii Xasan Eedan Samatar maxee ahayd ku saabsanayd buurtaas? Lan wiin ma booraaw Been ki ogaadeey Illinteey baroodshee Biyi haan dareertey Fiid ley bateey Bushi laan kortey Isgoow badingaa Lan baal maroow Ki birimeey mi badbaadiyaa Hakabi banaanshee Buurtoo ki taalo Banooda balintaanni haaytey Baabuur mi rahoow Ay iila buubee Bog ley yaraantiis Baraar ley mi sheegnee Illi hidoorkii buuhoo Bushumoo li yaabey Beente me ehi Bedinshee deyooy Nuursheey bilaa Lan baal maroow Ki birimeey mi badbaadiyaa Hakabi banaanshee Buurtoo ki taalo Banooda balintaanni haaytey Baabuur mi rahoow Ay iila buubee Nololeey Bilaawshee Naftee beerkoowaa Beerkeey dhatiisaa Bee oo ki reebteey Geber baari eh Boor dhaaysi eh Bayli roogdiwaa Lan baal maroow Ki birimeey mi badbaadiyaa Hakabi banaanshee Buurtoo ki taalo Banooda balintaani haaytey Baabuur mi rahoow Ay iila buubee _________________ Aah, waayo waayo caleeg. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jabhad Posted October 11, 2006 Breath-taking scenery in Buurhakabo,Bay sxb. I would love to visit one day the place of my birth, Baydhabo Janaay inshallah\. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Temujin Posted October 11, 2006 Bay is beautiful. I used to live in Leego back in the day and Buur Hakabo was one of the places my friends and I oten used to visit. Nice little town. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alle-ubaahne Posted October 11, 2006 ^^You defend it against the Ethiopian forces, or you keep dreaming that you will visit there one day, to revisit back the foregone days! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jabhad Posted October 11, 2006 ^alle-ubaahne, the Somali Mujaahidiin can handle the Isutaga warlords and their Ethiopian master. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jaylaani Posted October 11, 2006 Buur Xakabo is a city? It thought it was just the buur... Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted October 11, 2006 a picture is worth thousand words, where are the folks who were saying the place was in the possession of the TGF? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted October 11, 2006 red sea, they came, wadaads run, they left, and these fools return. how hard is that to understand. These ragtag thugs can not withstand a professional Army. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted October 11, 2006 the uniform is a macawiis, how medieval can you get? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 11, 2006 ^^^lol. They ran all the way to Leego and then came back a few hours the troops left. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted October 13, 2006 ^why did the troops leave though? ever asked yourself that, don't tell me that redicolous and funny analayzes of some guy in here who stated, it was because they wanted to see the enemy positions.What positions? you would already have it if that was the case.lol. Naxar Nugaled,does the coumaflage give you some sort of superpowers when you put them on? with their Macawis and rusty Klashnakov, they will prevail. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted October 13, 2006 Gandheriyaal babur kor saran, niman qoryo heysta...dhowr babur oo tekniko ah...... I fail to see the beauty and harmony of the pics , except it depicts culture of violence, hatred and clan war. It sad when a compatriot displays them and enjoys them. I guess each has his own form of appreciating nature, mine is green grass, xola daqaya, reera dab kala qadanaya, caruur dheleysa, iyo odayaal geed hostisa ku munaqashonaya....among many. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted October 14, 2006 ^and How might you explain the man in which you give full support to,warlord Abdullahi Yusuf Ahmed.Isn't he a one to befit in there as well, or your only seem to think of green grass only when he is not present in any image? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 14, 2006 ^^^Red Sea, quit insulting the Somali President, this is a warning or I will curse you like Sharif Ahmed did Amin Ammir. My boy when the TFg troops move it will be towards Mogadishu, through lower Shabbele. I ask you one thing, A/Yusuf as you know is from Galkacyu, Puntland state if he is so weak why on earth is he so close to the HQ, i.e the lower Shabbele and only 200km from Mogadishu? The game is in the occupied backyard of Abiqasin, Inda-Cade, Xasan Dahir. If Puntland is so weak why are there in SOOL, close to BUrco? Quote Share this post Link to post Share on other sites