Emperor Posted December 23, 2007 Xusen Ceelaabe Faahiye oo ah wasiirka arimaha dibada Soomaaliya ayaa ugu baaqay dalalka Carabta iyo kuwa Islaamka in ciidamo nabad ilaalineed u soo diraan dalka Soomaaliya si ay ugu biraan kuwa Africa . Mr.Faahiye ayaa sheegay in cidamadaasi looga gon leeyahay soo celinta kala dambeyntii dalka iyo in guud ahaan awoodda dowlada lagu bahiyo dalka cagtana la mariyo kooxaha mayalka adag. Waxa uuna daboolka ka qaaday in kulan uu la qaatay xog hayaha Jaamacada carabta Caamir Muuse uu ku qanciyay in xubnaha jaamacadda Carabta laga dhaadhiciyo in dalalka Carabta ka qeyb qaataan ciidamada nabad ilaalnta Soomaaliya . Xuseen Ceelaabe Faahiye ayaa carabka ku dhajiyay xilli uu waramayay Taleefishinak Al-Arabiya in cidamada Itoobiya ay si deg deg ah dalka uga baxayaan marka ay yimaadaan ciidamo ka socda dalaka Carabta iyo kuwa Africa . "Itoobiya waxaan kula hishiinay in Soomaaliya ka baxayaan marka aan ka codsano arimntaasi", ayuu yiri Mr Ceelabe Faahiye. Waxa uuna intaa ku daray in dowladiisa gacanta ku hayso xaaladda amaan ee Muqdisho , waxa uuna beeniyay hadal dhawaan ka soo yeeray mas`uul dowlada ka tirsan kaasi oo sheegay in %80 Soomaaliya gacanta ugu jirin dowlada KMG . "Wararkaasi waa been dalka dowlada ayaa gacanta ku haysa waxaan wadnaa qorshe dalka uga sareeno waxa ka haray kooxahasi", ayuu sii raaciyay . Xigasho: http://www.alarabiya.net/ Maryama Xuseen Axmed seymuun@hotmal.com Calanka.com: - Isha wararka xaqiiq Quote Share this post Link to post Share on other sites
Yaabka-Yaabkiis Posted December 23, 2007 maxuma Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted December 23, 2007 ^Indeed, the plan is taking its course, good development... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cara. Posted December 23, 2007 These guys look like they're on a catwalk... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted December 23, 2007 It will be great. However, Arabs are not known for bold moves, but rather will follow the west if UN troops are delopyed in Somlia. Many Arab countries send troops when America send peacekeeping troops to Somlia in the 90s. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thierry. Posted December 23, 2007 Good progress will watch this space Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 23, 2007 Yemen, Algeria, Morroco are interested in playing a big role. Egypt is against it and Saudi Arabia is watching the decesions made by the UN seurity counil. Even the Chinese have shown interets if the UN takes over the leadership role from the AU. Quote Share this post Link to post Share on other sites