Sign in to follow this  
Emperor

Somali government to bring Arab peace keeping troops

Recommended Posts

Emperor   

Xusen Ceelaabe Faahiye oo ah wasiirka arimaha dibada Soomaaliya ayaa ugu baaqay dalalka Carabta iyo kuwa Islaamka in ciidamo nabad ilaalineed u soo diraan dalka Soomaaliya si ay ugu biraan kuwa Africa .

 

arabarmy.jpg

 

Mr.Faahiye ayaa sheegay in cidamadaasi looga gon leeyahay soo celinta kala dambeyntii dalka iyo in guud ahaan awoodda dowlada lagu bahiyo dalka cagtana la mariyo kooxaha mayalka adag.

 

Waxa uuna daboolka ka qaaday in kulan uu la qaatay xog hayaha Jaamacada carabta Caamir Muuse uu ku qanciyay in xubnaha jaamacadda Carabta laga dhaadhiciyo in dalalka Carabta ka qeyb qaataan ciidamada nabad ilaalnta Soomaaliya .

 

Xuseen Ceelaabe Faahiye ayaa carabka ku dhajiyay xilli uu waramayay Taleefishinak Al-Arabiya in cidamada Itoobiya ay si deg deg ah dalka uga baxayaan marka ay yimaadaan ciidamo ka socda dalaka Carabta iyo kuwa Africa .

 

"Itoobiya waxaan kula hishiinay in Soomaaliya ka baxayaan marka aan ka codsano arimntaasi", ayuu yiri Mr Ceelabe Faahiye.

 

Waxa uuna intaa ku daray in dowladiisa gacanta ku hayso xaaladda amaan ee Muqdisho , waxa uuna beeniyay hadal dhawaan ka soo yeeray mas`uul dowlada ka tirsan kaasi oo sheegay in %80 Soomaaliya gacanta ugu jirin dowlada KMG .

 

"Wararkaasi waa been dalka dowlada ayaa gacanta ku haysa waxaan wadnaa qorshe dalka uga sareeno waxa ka haray kooxahasi", ayuu sii raaciyay .

 

Xigasho: http://www.alarabiya.net/

 

Maryama Xuseen Axmed

seymuun@hotmal.com

Calanka.com: - Isha wararka xaqiiq

Share this post


Link to post
Share on other sites

It will be great. However, Arabs are not known for bold moves, but rather will follow the west if UN troops are delopyed in Somlia. Many Arab countries send troops when America send peacekeeping troops to Somlia in the 90s.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yemen, Algeria, Morroco are interested in playing a big role. Egypt is against it and Saudi Arabia is watching the decesions made by the UN seurity counil. Even the Chinese have shown interets if the UN takes over the leadership role from the AU.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this