Sign in to follow this  
Deeq A.

Doonyo si sharci daro ah uga kaluumaysnaayay xeebaha bariga Somaliland oo ciidamada ilaalada xeebahu ay gacanta ku soo dhigeen

Recommended Posts

Deeq A.   

IMG-20250424-WA0015.jpg

Maydh, Qaran news)- Ciidamada ilaalada xeebaha Somaliland ee aaga bariga ayaa maanta gacanta ku soo dhigay doonyo si sharci daro ah uga kaluumaysnaayay xeebaha bariga Somaliland.

Doonyahan oo ka koobnaa 3 doonyood waxa saarnaa dad lagu qiyaasay ku dhawaad 40 qof waxana ay baryahanba aagaasi ka guranayeen Aargoostada iyo kaluunka noocyadiisa kala gadisan.

Ilaa hada ciidamada ilaalada xeebaha Somaliland kamayhadal dhacdadani

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this