Sign in to follow this  
Deeq A.

Midawga Afrika oo sheegay in aan wax lacag ah loo haynin ciidanka midowga Afrika ee ATMIS.

Recommended Posts

Deeq A.   

IMG-20250424-WA0016.jpg

Guddoomiyaha Midowga Afrika oo ka hadlaya shirka Kampala ee dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya, ayaa si cad u sheegay ineysan wax dhaqaalo ah u hayn ciidanka midowga Afrika ee ATMIS.

Dowladda Somaliya ayaa waqti iyo xoogba ku bixisay sidii mushaar loogu heli lahaa ciidanka nabad ilaalinta u jooga Somaliya, balse Mareykanka oo ah qaadhaan-bixiya ugu badan ayaa si cad u diiday inuu wax dhaqaale ah bixiyo.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this