Sign in to follow this  
Deeq A.

Xisbiga Republican-ka dalka Maraykanka oo shaaciyay inay xoojinayaan taageerada Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

David Green oo ah khabiir faalleeya siyaasadda, ayaa sheegay in xisbiga Republican-ku ay wadaan inay xoojiyaan taageerada Somaliland. Mr Green wuxuu sheegay in xubno haldoor ah oo ka tirsan xisbiga Madaxweyne Donald Trump ay ka dambeeyaan qorshe lagu aqoonsanayo Somaliland. Waxa kaloo uu intaas ku daray in iskaashiga istaraatajiyaddeed ee Somaliland iyo Maraykanku uu korayo. David Green wuxuu Somaliland ku majeertay inay tahay dawlad dimuqraadi ah oo xasiloon isla markaana la isku hallayn karo.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this