Sign in to follow this  
Deeq A.

Warqadani waa bug iyo been abuur argaxisadu u adeegsanyso burburinta Dimuquraadiyda ka hir gashay Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

Warqadan ama qoraalkani hoos yaalaa waa mid ay cadawga Somaliland ilaa xalay nuskii danbe wareejinayeen waana mid samys ah oo aan haysan meel uu ka soo baxay. Wax aanu dabagal ku samynay halka uu ka soo baxay ee lagu baahiyay taasi aan haba yaraatee aan la haynin waxana qoraalkani wareejinaaya kuwa fashilmay ee aaminsan Somaliweyn iyo kooxaha argagaxisada ah ee Somaliya ee xaruntoodu tahay Muqdisho iyo qurbo joogooda.

Somaliland way soconaysaa ee qolo walayba dantiina ka raacda oo dalkiina aamina oo dhista.

Somaliland waligeed lama midoobayso Somalia caalmka iyo Maraykankuba waa ogyihiin arinkaasi dalkiina dhista oo iska xoreeya argagxisda iyo maamul xumida.

img_1_1745381566069.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this