Deeq A. Posted yesterday at 05:17 PM Pope Francis ayaa ku dhintay da’da 88 jir, sida ay shaacisay Kaniisadda Vaticanka. Cardinal Jorge Mario Bergoglio ayaa loo doortay inuu hoggaamiyo kaniisada Katooliga bishii Maarso ee sanadkii 2013-ka ka dib markii uu xilka ka degay ninkii isaga ka horeyay ee Pope Benedict XVI. Source Share this post Link to post Share on other sites