Sign in to follow this  
Deeq A.

Sarkaal sare oo ka tirsanaa qunsuliyadda Dawladda Itoobiya  ee Garoowe oo si arxan darro ah loogu dilay Laascaanood

Recommended Posts

Deeq A.   

Faarax Caydiid Jaamac oo ahaa Sarkaal sare oo ka tirsanaa qunsuliyadda Dawladda Itoobiya Garoowe, ayaa lagu dilay magaaladda Laascaanood ee gobolka Sool.

Sarkaalkan oo sidoo kale ahaa khabiir dhinaca ammaan ah ayaa la sheegay in lagala baxay gurugiisa, kadibna jidh dil iyo dil laysugu daray maykiisa ayaa laga helay doox ku yaalla dulleedka Laascaanood.

Weli lama hayo cidda dilka gaysatay sidoo kale ma jiro mas’uulliyiin ka hadlay dilkan.

1000030739.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this