Sign in to follow this  
General Duke

Good move on ICU...Khartoum delegation pictures...

Recommended Posts

While I have disagreed with the ICU, recent moves i,e Jowhar looting and tolerating Indac Cade and Co. The move to send a 10 man delegation headed by well educated individuals is a great one.

 

The meeting in Khartoum will enlighten many of us to the gulf between the TFG and the courts...

 

Full Pictures and article. onHorseednet.com

 

 

wafdi1.jpg

 

wafdi4.jpg

 

wafdi5.jpg

 

wafdi7.jpg

 

wafdi9.jpg

 

wafdi11.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wafdigii Maxaakimta oo si diiran loogu soo dhaweeyay Khartoum

Last Updated::2006-06-21 20:42:31

 

Khartoum:-Waxaa goor dhawayd soo caga dhigatay Airporka Khartoum ee caalamiga ah diyaaradii siday wafdiga Maxaakimta Islaamiga.

 

Wafgdiga Maxaakimta Islaamiga ah oo uu horkacayo Dr.Maxamed Cali Ibarahim isla markana ka kooban 10 xubnood ayaa waxaa gegida dayuuradaha ku soo dhaweeyay masuuliyin ka tirsan dawlada Sudan.

 

Gudoomiyaha wafdiga Maxaakimta Islaamiga ah Dr.Maxamed Cali Ibarahim oo saxaafada ugu warramayey madaarka Khartoum ayaa waxaa uu sheegay in imaatikoodu dalka Sudan uu jawaab u yahay casuumad ay ka heleen Madaxweynaha dalka Sudan Gen.Cumar Al-bashiri talaabadas oo qayb ka ah dadaalka Madaxweyne Bashir uu ku doonayo inuu dhex dhexaadiyo Somalida walaalihiis ah ee khilaafku u dhexeeyo.

 

Waxaa Dr.Maxamed uu yiri [...anagu waxaanu isku hawlaynaa sidii loogu guulaysan lahaa wadahadaladan si Somalida looga saaro jaha wareerka ay ku jiraan...]

 

Waxaana uu intaa ku daray in ay ka ambaqaadayaan mabaad'i sugan oo uu dhigtay shacabka ay matelayaan oo ku salaysan hagaajinta waxyaalaha ka jira dadka dhexdiisa isla markana la helo xal laga wada qayb galo kaas oo ku imankara niyad wanaagsan iyo in la iska fogeeyo faragelin shisheeye oo dalka ku timaada marka laga reebo dalalka Somalida ay walaalaha yihiin kuwaas oo doonaya xalka Somaliya.

 

Waxaa Dr Maxamed uu sheegay in ay san iyagu xagooda aysan dhinacooda ka adkayn doonin wadahadalaa ayna u dhaqaaqayaan sidii Somaliya ay dib ugu soo laaban lahayd saaxadii Carbed iyo tan Afrikankaba.

 

wixii warar ah ee soo kordha ha ka fogaan HorseedNet.com

 

Faysal wakaalad

wakaalad@hotmail.com

HorseedNet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cumar Xasan Bashiir, Daarfuur wax haka qabto. Or hadu wax taraayo his country's conflict dabadheeraatay in the south ayuu waa hore wax ka qaban lahaa, until pressure xoog lagu saaray.

 

Every so-called leader 'statesman' ayuu ka raadinoyaa danaha Soomaaliya. Yemen's Cabdalla Saalax tried that. Uganda's Museveni, too. So was the old effort's by Masar's Xusni Mubaarak, and Liibiya's Qadaafi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ We are not Darfuur, and we must welcome any help from the outside. Sudan has helped the TFG and the courts feel safe with the Arab world. So lets give them a chance...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this