Sign in to follow this  
Deeq A.

Taliyahii ciidanka Xasan Sheekh oo la dilay iyo kuwo la waayay

Recommended Posts

Deeq A.   

IMG-20250418-WA0005.jpg

Alle ha unaxariisto Taliye Ismaaciil Ciise Tuuryare Taliyihii ururka 87ªªd ee guutada 77 ee ciidanka xoogga dalka Somalia

Taliyuhu wuxuu kubaxay dagaalkii Aadan Yabaal wallow muddo lagu la’aa nolol iyo geeri haddana waxaa la xaqiijiyey in uu geeriyooday.

Alle ha unaxariisto Taliye Ismaaciil dhalinyarada firfircoon ee xoogga dalka Somalia ayuu kamid ahaa.

Waxa ilaa hada la laayahay saraakiil badan oo ciidankaasi ka mid ahaa xaga kuwo kalana la laayay.

Ciidanka Somalia ee uu hogaamiyo Xasan Sheekh ayaa burbur qarka u saaran, waxana la saadalinayaa in wiigaga soo socda ay kooxda argagaxisada ee Alshabaab kala wareegto oo qabsato magaalada Muqdisho oo ay maalin kastaba aad ugu soo dhawaanayaan.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this