Sign in to follow this  
Deeq A.

Marka hore Waxan Hambalyenaya Dhaman Geesiyada Ciidanka Qaran, iyo ……

Recommended Posts

Deeq A.   

Marka hore Waxan Hambalyenaya Dhaman Geesiyada Ciidanka Qaran, iyo Ciidanka Madaniga.
Waxan si gaar u hambalyenaya Ciidanka Sanaag Guush Ilaahay siiyey shalay.
Waxaa la yidhi dadko kala Nasiib iyo Burji waangason.
Abdiraxman Ahmed Ali (AUN) Waxu Hoganka SNM qabtay iyado xalaad Xun jirta, Haddan Ilaahay Waxu Abdiraxman ku guuleeyey 9 bilood iyo 17 cisho
Guda hod
Hadda inti Darooshada MW, ka sambaysay oo ah Sadex bilood, waxu Cadawo in soo weereray lix jiir:
Lixdii jirba Ilaahay guushi ayu ina siyey Alxamdulilah. Maxaa yeelay waynu isku calool fayumadnay

1- Dacaawalay u ujeeded ONF aheed in ay Hawd iyo Reseve area inaga so saaraan
2. Qorilugod
3. ⁠Shan Geed
4. ⁠Buqdharkayn
5. ⁠Ceerigabo
6. ⁠kii shalay oo 16 maxbuus
U ka mid Yahay Garad Abdillahi Saleeban walaalki
Shacbiga SL Waxan u ku baqaya in waxa Yar ee aynu ku kale argti duwanahay la ilaaba. Somali way ino hiishsay, waa in Aynu Dawlad iyo shacbiba gacamaha is Qabsana.
Ilaahayow na ga badbaadi Xaasidiintan

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this