Sign in to follow this  
Deeq A.

Safaarada Maraykanka ee Soomaaliya oo la xidhayo

Recommended Posts

Deeq A.   

Warbaahinta CNN ee dalka Maraykanka ayaa sheegtay in maamuulka madaxweyne Trump ay ka fikirayaan sidii loo xidhi lahaa in ka badan 30 Safaaradood iyo Qunsuliyadood oo uu Maraykanku ku lee yahay waddamada Caalamka gaar ahaanna Afrika iyo Aasiya. Safaaradaha Warbixinta ku xusan waxa ku jira ta uu Maraykanku ku lee yahay Soomaaliya iyo ta dalka Ciraaq. Safaaradaha la xidho waxa shaqadooda loo wareejinayaa kuwo dalalka jaarka ah oo dadku ka doonan doonaan wixii ay hawl uga baahan yihiin. Arrinkan ayaa sii xoojinaya dooddii dhawaan lagu galay aqalka cad ee daarannayd in la xidho safaraadda Maraykanka ee Muqdisho isla markaana uu Maraykanku u soo guuro dhinaca Somaliland gaar ahaanna magaalada Berbera.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this