Sign in to follow this  
Deeq A.

La-dagaallanka Al-Shabaab:  Ma Mashruuc Qaran mise mashruuc  Beeleed?

Recommended Posts

Deeq A.   

Kooxda Al-Shabaab (AS) waa cadowga ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan. Ma ahan koox u taagan dan Soomaaliyeed, mana jirto meel ay kasoo gasho diinta Islaamka waxa aay u dagaalamayan . Sidaas darteed, ma habboona in dagaalka lagula jiro kooxdaasi loo arko mid gaar u ah beel ama deegaan keliyah.

Source: Hiiraan Online

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this