Deeq A. Posted April 13 DOORASHOOYINKA WADDANKEENNA ADDUUNYADU KU MAJIIRATAY WAXAY U BAAHANYIHIIN ILAALIN DHEERAAD AH IYO TAXADIR DADKA KA SHAQAYNAYA AH. Doorashooyinka iyo isbdelada dimuqraadiga ah ee sida nabadda ah uga dhacay s. Land waxay u baahanyihiin in la sii xoojiyo oo dib u eegis lagu sameeyo dhammaan dadka ka shaqeeya si aanay u iman wax lays daba mariyaa. Shaqaalaha ITGa oo ah kuwa ugu muhiimsan oo badankoodu waqti dheer shaqada hayay ahna halka ugu miisaanka culus dawladdu waa inay dib u eegis ku samaysaa habdhaqankoodu inuu xalaal yahay, waa in loo sameeyo nidaam cusub oo ka ilaaliya inuu siyaasigu laaluusho. Si aanay baabuur casriya iyo guryo waaweyn aanay ummadda ugu dul iibsan waa in shaqada ay gacanta ku hayaan laga xakameeyaa inay ku takri falaan Waayo waxaynu yeelanay cadow badan oo si danaysi ah uga adeegta gudaheenna. MAHADSANID. CABDI BACAW. GUUL ALLE. LONDON. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites