xiinfaniin Posted November 4, 2009 Originally posted by Jacaylbaro: he could be Col. Dalbac himself u know ,,, Some said the same thing about PL's Cowke Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 4, 2009 Haye wayahaay ciidanka somaliland maxa geeyee oo ay uu dabba socdan nin maskaxda ka bukka. lol Malah ciida meelishyadka beeleysan ayaa ba aan caadii ahayn. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 4, 2009 Maamulka Hargeysa Oo Ka Hanjabay Shir Maanta Ka Dhacay Laascaanood. Written by Jidbaale.com Wednesday, 04 November 2009 17:16 Laascaanood (Jidbaale.com) Nuux Taani oo isagu ka tirsan maamulka Hargeysa ayaa wuxuu saaka magaalada Laascaanood kula kulmay Odayaal, wuxuuna ku hanjabay in ay keenaan ciddi ka dambaysey dilkii Cismaan Afdhillo, waxaanu intaasi ku daray shacab ay xidhxidheen oo tiradoodu tahay 30 qofood inay u haysan doonaan, una dhaadhicin doonaan Mandheera. Odayaashii halkaasi ku sugnaa oo aad ula yaabay hadalkan ka soo yeedhay Nuux Taani, oo uu ka muuqanayo hiil, ayaa ugu jawaab celiyey ayaa u sheegay shacabka aan waxba galabsan in laga siidaayo xabsiyada, wixii dhacayna ay is weydiiyaan maamulka goobta joogay. Dhinaca kale waxa la sii daayey Cabdirisaaq Dhabayaco madax shirkada Telesom ,waxaanay halkiisi ku bedeleen walaalkiis C/rashiid Dhabayaco( Faroole,) oo ay ku eedeeyeen in uu gaadhigiisu marayey meeshii uu qaraxu ka dhacay, isagoo markaasi ka yimi guri dhisme ka socday oo ay leedahay shirkada Telesom. Waxaa kaloo ay maleeshiyada Hargeysa iyo horgalada u adeegaya ay xidheen Injineer Iidi Amiin oo isagu ka mid ahaa injineerada aad ka looga yaqaano magaalada Laascaanood, Waxaa kaloo ay xabsiga u taxaabeen sheekh Axmed Maxamuud Saleebaan, kana mid ahaa culumada deegaanka, aadkana looga yaqaano magaalada Laascaanood. Dad gaadhaya ilaa 30 qof ayaa xabsiyada Laascaanood ku jira, kuwaa soo su,aalo la weydiinayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 5, 2009 Originally posted by xiinfaniin: quote:Originally posted by Jacaylbaro: he could be Col. Dalbac himself u know ,,, Some said the same thing about PL's Cowke Could Cowke and Xaajiga be the same person then ?? ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted November 5, 2009 Horta sootii lalahaa ninkii waalnaa ee ahaa terroriska ahaa waa uu geeriyooday, sooma la oran jirin afdhilo? magac xumaa wuxu, camalkiisuna kaba sii xun Could Jbaro, Cowke and Xaajiga be the same person sadexdan ma kala gartu Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 5, 2009 Adna isku dar ............. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted November 5, 2009 Idinkaa is fahma, oo luqad gaara kuwada hadla Quote Share this post Link to post Share on other sites