Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Buhoodle Second Attempt to capture the Terrorist

Recommended Posts

War Deg Deg Ah Somaliland Oo Weerartay Buraale Yusuf

 

{Buuhoodle}4-11-09Ciidamada maamulka labaxay Somaliland ayaa ku weeraray guri ku yaalla magaalada Buuhoodle Buraale Yuusuf Waris oo mar ahaan jirey wasiir ku xigeenkii arimaha qoysk ee Puntland.........................

 

 

Warar aanu iminkadan kahelnay dad ku sugan Buuhoodle ayaa sheegaya in ciidamada Somaliland ay damceen inay xoog ke galaan guri ku yaalley magaalada Buuhoodle oo uu ku sgnaa Buraale Yuusuf Waris iyadoo tacshiirad ay dhexmaret ilaalo la socotay Buraale iyo ciidankii soo weeraray ee Somaliland.

 

Wararka ayaa sheegaya in ugu yaraan 2 ruux ay ku dhaawacantey rasaastaasi. Waxaana magaalada ka taagan 24 saac ee la soo dhaafay xiisad arintaasi ka dhalatey.

 

Warar xog ogaal ah ayaa sheegaya in ciidanka Somaliland ay la socdeen dad degaanka ah kuwaasi oo la shaqeynayey maamulka labaxay Somaliland.

 

Ma jirto wax faahfaahin ah oo ka soo baxay maamulka degmada oo ku saabsan arintan.

 

Buraale Yuusuf Waris waxaa uu ahaan jiray wasiir ku xigeenka wasaaradda arimaha qoyska maamulkii Gen. Cadde Muuse, waxaana uu xilligii doorashada Puntland mar sheegay inuu u sharaxan yahay jagada madaxweynaha Puntland. Waxaa uu sidoo kale mar soo ahaa xoghayaha barlamanka Puntland.

 

Buraale waxaa uu dhowaan idaacada ku taalla magaalada Buuhoodle u sheegay in urur uu isaga madax u yahay oo la yidhaahdo JNM uu kadambeeyey qaraxii ka dhacay Laascaanood.

 

Ciidamada Somaliland ayaa sheegay inay ku daba jiraan dadkii ka dambeeyey qaraxii lagu dilay todobaadkan taliyihii ciidanka maamulka la baxay Somaliland ee gobolka Sool Cismaan Yuusuf Nuur kuwaasi oo ay sheegeen inay joogaan Buuhoodle.

 

Waxaa arintan ay ku soo beegmeysaa iyadoo maalin kahor ay mudaaraadyo ay dadweynaha abaabuleen ay ka dheceen magaalada Laascaanood ee gobolkan Sool, halkaasi oo ciidanka Somaliland ay rasaas ku dhaawaceen 2 ruux oo rayid ahaa.

 

wixii warara qadar daqiiqado ah kadib ayaan idanla socodsiin doonaa Hadduu Eebe Idmo

 

Widhwidh Online News Des..Media Center

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jacaylbaro dee ninkan walaan is it so hard ina la soo qabto , ninkan argagixsada ah eeh Buurale yuusuf waris la yidha waan la yaabay magaciisu xata magac laga argagaxayo maha

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this