Xaaji Xunjuf Posted November 4, 2009 War Deg Deg Ah Somaliland Oo Weerartay Buraale Yusuf {Buuhoodle}4-11-09Ciidamada maamulka labaxay Somaliland ayaa ku weeraray guri ku yaalla magaalada Buuhoodle Buraale Yuusuf Waris oo mar ahaan jirey wasiir ku xigeenkii arimaha qoysk ee Puntland......................... Warar aanu iminkadan kahelnay dad ku sugan Buuhoodle ayaa sheegaya in ciidamada Somaliland ay damceen inay xoog ke galaan guri ku yaalley magaalada Buuhoodle oo uu ku sgnaa Buraale Yuusuf Waris iyadoo tacshiirad ay dhexmaret ilaalo la socotay Buraale iyo ciidankii soo weeraray ee Somaliland. Wararka ayaa sheegaya in ugu yaraan 2 ruux ay ku dhaawacantey rasaastaasi. Waxaana magaalada ka taagan 24 saac ee la soo dhaafay xiisad arintaasi ka dhalatey. Warar xog ogaal ah ayaa sheegaya in ciidanka Somaliland ay la socdeen dad degaanka ah kuwaasi oo la shaqeynayey maamulka labaxay Somaliland. Ma jirto wax faahfaahin ah oo ka soo baxay maamulka degmada oo ku saabsan arintan. Buraale Yuusuf Waris waxaa uu ahaan jiray wasiir ku xigeenka wasaaradda arimaha qoyska maamulkii Gen. Cadde Muuse, waxaana uu xilligii doorashada Puntland mar sheegay inuu u sharaxan yahay jagada madaxweynaha Puntland. Waxaa uu sidoo kale mar soo ahaa xoghayaha barlamanka Puntland. Buraale waxaa uu dhowaan idaacada ku taalla magaalada Buuhoodle u sheegay in urur uu isaga madax u yahay oo la yidhaahdo JNM uu kadambeeyey qaraxii ka dhacay Laascaanood. Ciidamada Somaliland ayaa sheegay inay ku daba jiraan dadkii ka dambeeyey qaraxii lagu dilay todobaadkan taliyihii ciidanka maamulka la baxay Somaliland ee gobolka Sool Cismaan Yuusuf Nuur kuwaasi oo ay sheegeen inay joogaan Buuhoodle. Waxaa arintan ay ku soo beegmeysaa iyadoo maalin kahor ay mudaaraadyo ay dadweynaha abaabuleen ay ka dheceen magaalada Laascaanood ee gobolkan Sool, halkaasi oo ciidanka Somaliland ay rasaas ku dhaawaceen 2 ruux oo rayid ahaa. wixii warara qadar daqiiqado ah kadib ayaan idanla socodsiin doonaa Hadduu Eebe Idmo Widhwidh Online News Des..Media Center Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted November 4, 2009 xaaji managa hubtaa inay kuwani yihiin kumaandooskii somaliland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ibtisam Posted November 4, 2009 Why are they still chasing a mad man? :confused: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 4, 2009 ^Cuz they are mad hence oblivious to their own craziness. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted November 4, 2009 this is the same old news regurgitated Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 4, 2009 xaajigu wuu isku dhex yaacay ,,,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 4, 2009 Jacaylbaro dee ninkan walaan is it so hard ina la soo qabto , ninkan argagixsada ah eeh Buurale yuusuf waris la yidha waan la yaabay magaciisu xata magac laga argagaxayo maha Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 4, 2009 haaye ka daa khalkhalka dadka ,,,, there is no second atttempt or something. He is not even in Buuhoodle anymore ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted November 4, 2009 ^^war weli xaajiga iyo kumaandooskuu hoggaaminayyey ma ninkii waallaa bay daba socdaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 4, 2009 Waar bal ka soo reeb niyow aniga wuu i maqli la'yahaye .. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted November 4, 2009 ^^Asaga iyo kumaandooskuu sheegayaaba isbitaalkii hargeysay kasoo baxsadeen Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 4, 2009 waar niyow malaa xaajigu buuhoodluu joogaa waaban ka shakiyeee ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted November 4, 2009 ^^Are you questioning Xaaji's Somalilandness now? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 4, 2009 he could be Col. Dalbac himself u know ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites