Deeq A. Posted Thursday at 02:16 PM Mas’uuliyiinta degmada Rako Raaxo ee gobolka Karkaar ee Puntland ayaa sheegay in ugu yaraan afar qof ay dhinteen ka dib marki i uu halkaasi ka dilaacay xanuun soo ritay dadka deegaanka, kaas oo aan ilaa hadda noociisa la garan. Guddoomiyaha degmada Rako Raaxo ee gobolka Karkaar, Cabdirashiid Cumar Siciid ayaa VOA u sheegay in xanuunka uu wato qufac iyo qandho daran, taas oo sababtay in, inta ay xaqiijiyeen, afar qof oo labo ka mid ah ay yihiin dumar ay u dhinteen. Waxa uu la hadlay wariyaha VOA, Yuusuf Maxamuud Yuusuf. 49d07f5a-e0fb-4b6e-3544-08dd5c897904_hq Qaran News Share this post Link to post Share on other sites