Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Dawladaha Hoose iyo Horuumarinta Magaalooyinka Somaliland iyo wafti uu hor kacaayay oo ka qayb galay shir caalami ah

Recommended Posts

Deeq A.   

img_1_1744130743115.jpg img_3_1744130775015.jpg

 

img_10_1744129588664.jpg

img_8_1744129558182.jpg

img_6_1744129149685.jpg

img_5_1744129134444.jpg

 

img_4_1744129115506.jpg

img_3_1744129100649.jpg

img_2_1744129083246.jpg

img_1_1744129060585.jpg

Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Dawladaha Hoose iyo Horuumarinta Magaalooyinka JSL Mudane Axmed Cumar Xaaji Cabdillaahi Xamarje, ay wehelinayaan Maayarada Hargeysa, Berbera, Boorama, Gebilay, Tog-Wajaale iyo Masuulin kale oo ka tirsan Dawladda ayaa ka qaybgalay shirka caalamiga ah oo ay soo qaban-qaabiyeen Hay’adda City Alliance iyo Jaamacada Jigjiga, kaasoo maanta ka furmay Magaalada Adisababa ee Dalka Itoobiya.

Shirkan ayaa waxaa ka qaybgalay madaxda uu maro corridor, kaasoo isku xidha Magaalooyinka Berbera iyo Addis-Ababa, (the East African City Corridor Dialogue). Shirkan ayaa lagaga hadlayaa Iskaashiga Gobolka, isu-socodka Ganacsiga, Isbedelka Cimilada, horuumarinta Magaalooyinka iyo kaabayaasha dhaqaalaha.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this