Sign in to follow this  
Deeq A.

Qaar kamid ah Magaalooyinka dalka oo ay maanta u tahay maalinta koobaad ee ciidul fidriga

Recommended Posts

Deeq A.   

Xilli shalay laga ciiday dunida iyo deegaanada  Soomaalidq intooda badan  ayay maanta qaar kamid ah Magaalooyinka Soomaaliya u tahay maalinta koobaad ee ciidul fidriga, waxaana kamid ah caasimadda Muqdisho oo masaajidda qaar saaka laga maqlay dhawaaqa takbiirta.

Magaalooyinka kale ee maalinta laga ciidayo waxaa kamid ah Caabudwaaq, Guriceel, Gaalkacyo,deegaanno ka tirsan Hirshabelle, magaalada Garoowe dadka ku nool qarkood, iyo meelo kale, sida ay inoo sheegeen xog-ogaal u waramay goobjoog.

Soomaaliya ayaa kamid ah dalalka sida joogtada ah laysugu khilaafo dhalashada bilaha Soonka iyo Soon-furka, iyo xittaa ciidda Carafo, ayadoo dadka gobollada ku nool qaarkood ay maalinta labaad ciidaan.

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this