Liqaye Posted December 16, 2003 Boqortooyada Sucuudiga ayaa balan qaaday inay bixineyso qarash lacageed lagu taageeraayo shirka dib u heshiisiinta Soomaalida ee Kenya marti gelneyso. Arrintaan oo ka danbeeysay socdaal uu Sacuudiga ku tagay wasiirka arrimaha dibadda Kenya Kolonzo Musyoko iyo kulan uu la yeeshay ninka leh dhaxalka Boqortooyada Amiir Cabdala Bin C/casiis ayaa lagu sheegin cadadka ay lagacta Sacuudiga ku taageerayo shirka Soomaalida. Dowlada Kenya ayaa sii wada olole diplomaasiyadeed oo ay dhaqaale ugu raadineyso shirka hakadka ku jira ee Soomaalida oo sanad iyo 4-bilood soo jeetamayay. Maxamed Cali Shitaawe Qorahay-online Muqdihso-Soomaaliya Quote Share this post Link to post Share on other sites
Rokko Posted December 16, 2003 I don't understand why would it take a kenyan to make the Saudis support the Peace process financially.? Quote Share this post Link to post Share on other sites