Sign in to follow this  
Deeq A.

Xogo dheeraad ah oo ka soo baxaya duqeymo culus lagu bartilmaameedsaday Daacish

Recommended Posts

Deeq A.   

Faafhaahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqeyn culus lala beegsaday kooxda Daacish ee ku sugan qeybo kamid ah buuraleyda Calmiskaad ee gobolka Bari, gaar ahaan togga loo yaqaanno miiraale.

Taliska howlgallada ee Puntland ayaa xaqiijiyay, in duqeynta ay fuliyeen diyaaraha dagaalka Mareykanku, balse weli wax faahfaahin ah laga bixin khasaaraha ka dhashay duqeyntaas.

Buuraleyda Calmiskaad waxaa muddo bilo ah ka socda dagaal toos ah iyo duqeymo ka dhan ah kooxda Daacish, kaas oo ay wadaan ciidanka Daraawiishta Puntland.

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this