Deeq A. Posted March 25 DIMUQRAADIYADDU XAALAD ABUUR DALKA LAGU DUMIYO MAAHA SHILIMMO SHISHEEYE LAGA QAATO MAAHA. Dimuquradiyadu xaalad abuur dalka lagu dumiyo ma aha Somaliland d markasta oo ay wax u kordhaan cadowgeedu wuxuu bilaabaa xaalad abuur isagoo adeegsanaya dadkeeda oo aad mooddo inay belaayo sugayaan. Taariikhda dib u raac ilaa 1991kii Somaliland dadkeedaa loo adeegsanayay, waqtigan oo uu dadku Waayo arkay oo ay dhibaatadu saamaysay gobollada qaar weli waxa jira xaalad abuur qorshaysan oo kii hore ka xoog weyn sidaas awgeed goballadii cadowga u dhegaha nuglaa dadweynahooda waxa la farayaa inay wixii hore wax ku qaataan dawladda Somaliland cadowgeedii wuxuu isugu tegay Muqdisho oo teedii la ciirciiraysa iyagoo ka tashanaya sidii loo carqaladayn lahaa aqoonsiga Somaliland Xaalad abuurkii dhaxalkiisa waynu aragnaa Laascaanood maanta iyo maalintay qarxiyeen GARAADDADU bal isu eega waxay doonayeen inuu dalkuba caynkaas wada noqdo iminkana tiibay wadaan. Shilimay GADAR soo bixisay oo ay basaaskii FAHAD YAASIIN u soo dhiibtay ee hallaga digtoonaado fawaaxishka. MAHADSANID. CABDI BACAW. GUUL ALLE. LONDON. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites