Deeq A. Posted March 25 Inta la xaqijiyay laba qof ayaa ku dhintay shil baabuur oo ka dhacay Kantaroolka Galbeedka ee Magaalada Gabiley ee gobolka waqooyi galbeed/ maroodi-jeex. Shilka gaarigan oo ahaa nooca loo yaqaanno Vitiz ayaa Labada qof ee ku geeriyooday waxay kala ahaa darawalkii iyo gabar la socotay, sida laga soo xigtay goobjoogeyaal iyo masuuliyiinta gobolka. Shilkan ayaa dhacay Kadib markii ay isku dhaceen gaadhi wayn oo nooca Xamuulka qaada ah iyo baabuurkan yar ee labada qofi ay saarnaayeen. Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites