Sign in to follow this  
Deeq A.

Xaaladda Muqdisho oo burbur iyo kala yaac qar qarka u saaran

Recommended Posts

Deeq A.   

XAALADDA XAMAR OO BURBUR IYO KALAYAAC QARKA U SAARAN.
IMG-20250225-WA0015.jpg

xamar waxa afarta koone kaga soo dhawaaday kooxdii alshabaab waxay u badantahay bilaha soo socda xaaladdu inay Weji kale yeelato.

Waxa xuduudka Buuhoodlle ee itoobiya ka soo gubay ciidan iyo gaadiid dagaal oo u badan majeerteen (BICIIDYAHAN) iyo ogaadeen ciidankaasi wuxuu ku yimid talo daarood oo laga taakulaynayo killaka shanaad ee itoobiya iyo xamar sidii caadada u ahayd s. Land waa in shicib iyo dawladbba loo diyaargaroobaa difaaca qaranka s.land.

Mandaqadda waxa ku sii xoogaysanaysa xasiloonidarro ay dabada ka wadaan dawlado taas oo sababtay inay ku xoogaystaan kooxo maafiya ah oo kala ujeeddo ahi soomaaliya iyo s. Land oo ay ka midaysanyihiin inay ka carqaladeeyaan aqoonsiga caalamiga ah horumarka iyo nabad gelyada dalka s. Land.

Arrimahaas waxa lagaga bixi karaa isku duubnni iyo feejigo gaar ah, dawladdu waa inay si gaar ah ula socotaa shaqsiyaadka uu dheefta u yahay burburku ee ku sugan s. Land.

MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this