Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka cadaaladda Somaliland oo la kulmay ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐๐š ๐‘๐ฎ๐ช๐ฌ๐š๐ ๐๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐š & ๐€๐ง๐ฌ๐ก๐š๐ฑ ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐ž๐ž๐ง๐š๐๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐

Recommended Posts

Deeq A.   

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ-๐ค๐š ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐‚๐š๐๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐‰๐’๐‹ ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐˜๐จ๐จ๐ง๐ข๐ฌ ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐˜๐จ๐จ๐ง๐ข๐ฌ ๐€๐ฒ๐š๐š ๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ข๐ข๐ฌ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐Š๐ฎ๐ฅ๐š ๐๐š๐š๐ญ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐๐š ๐‘๐ฎ๐ช๐ฌ๐š๐ ๐๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐š & ๐€๐ง๐ฌ๐ก๐š๐ฑ ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐ž๐ž๐ง๐š๐๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐,

kulan waxa goobjoog ahaa Agaasimaha Guud Wasaaradda Cadaaladda Mudane Maxamed Cabdi Xaashi waxa uu Wasiirku werbixin dheer ka dhagaystay Gudoomiyaha Guddiga Cigaal Cismaan Aw Xasan & xubnaha guddida ruqsad bixinta & anshax marinta qareenada Somaliland iyagoo uga waramay wixii u qabsoomay mudadii ay joogeen & caqabadaha ku gadaaman shaqadooda.

Ka dib werbixinta waxa uu wasiirku la wadaagay qoddobo muhiim u ah kulankan oo ay ka mid yihiin.

1. hawl-gudashada xubnaha guddida.
2. โ u hogaansanaan laโ€™aanta habraac bixinta ruqsadaha qareenada.
3. โ Gaabiska & hagaajinta nidaamka anshax marinta qareenada & sidii loo fulin lahaa goโ€™aanada maamul ee ay gaadheen guddidu.

Wasiirka iyo xubnaha guddida ayaa ku balamay kulan kale si looga sii amba qaado qodobada sare ku xusan.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this