Alle-ubaahne Posted December 18, 2006 Waa inaan meesha ka kacnaa oo aan dirnaa wixii lacag ah oo la haayo, si aan diinta ilaahey u difaacno. Dadka meeshan jooga waa iska hadlaan, laakiin waxaa loo baahan yahay dadka Muslimiinta ah iney muujiyaan damiirkooda Islaamnimo ee ku aadan sidii diinta loo taageeri lahaa maal iyo dhaqaalo. Arintaan waa mid muqadas ah oo aad ugu soo laablaabato markii laga hadlaayo Quraanka iyo Qadiyada lagu koryeelayo shareecada Islaamka iyo in cadowgeeda la jabsho. Hala baqiiltamin lacagtaada, oo ilaahey amaah fiican u hormarso, insha-Allah. Guul Islaam iyo Jabka cadowga waa dhowdahay! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Captain Xalane Posted December 18, 2006 Yeah right.Hadii aad lacag direesid,why don't u start with ur starving ilmo adeero or uncles in qalaafe or the ones hada daadka qaaday?Caku iyo wadaad kusheeg, surwaalgabnimada kudarsaday maskax gaabni. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted December 18, 2006 ^^ Wadada ameysaan lacag uuu bahneen? Quote Share this post Link to post Share on other sites