Sign in to follow this  
General Duke

Asmara group no more, ready for talks no condition

Recommended Posts

Isbahaysiga Asmara oo ogolaaday wada hadal shuruud la’aan ah in uu lagalo dowladda.

Kadib muddo dheer oo beesha caalamku ay cadadis saareysay ayaa isbahaysiga qaran diidka ee Tuulada Asmara waxaa uu maanta shaaca ka qaaday in uu wada hadal shuruud la’aan ah la galayo dowladda federalka Soomaaliyeed.

 

Kadib muddo dheer oo beesha caalamku ay cadadis saareysay ayaa isbahaysiga qaran diidka ee Tuulada Asmara waxaa uu maanta shaaca ka qaaday in uu wada hadal shuruud la’aan ah la galayo dowladda federalka Soomaaliyeed.

 

Guddoomiyaha isbahaysigan Sheikh Sharif Ahmed,ayaa arrintan ku sheegay shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay magaalad jabuuti ee xarunta dalka Jabuuti,sida ay qortay shabakada wararka ee Press TV.

 

Isbahaysigan ayaa horay ugu gacan seyray wada hadalka nabada iyagoo shuruud ka dhigtay in ciidamada Itoobiyaanku horta dalka ka baxaan,laakin gudoomiyaha isbahasysigan ayaa maanta sheegay in shuruudaasi ay meesha ka baxday.

 

Waxaa uu sidoo kale sheikh shariif sheegay in ay diyaar u yihiin dowladda Soomaaliya in ay kala qeyb qaataan adkeynta amaanka dalka Soomaaliya.

 

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jabuuti: Xubnaha Mucaaradka Dowladda Soomaaliya oo markii u horeysay dabacsanaan u muujiyay wada hadalka xalka soomaaliya lagu raadinayo.

16. april 2008

 

Jabuuti (AllPuntland) Kooxaha Mucaaradka Dowladda Soomaaliya ayaa markii u horeysay sheegay in ay ka tanaasulayaan fikradihii adkaa ee ay ku xiri jireen wada hadal ay la galaan Dowladda federaalka.

 

Xubnaha Isbaheysiga Casmara oo maalmihii la soo dhaafay ay ku qul qulayeen Magaalada Jabuuti oo lagu madlan yahay in Dowladda iyo Mucaaradka lagu dhex dhexaadiyo ayaa la sheegay in ay Mucaaradku ka soo dabceen sidii hore.

 

Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Shariif xasan oo madax u ah Isbaheysiga lagu unkay Casmara ee dib u xoreynta ayaa kulamo gooni gooni ah halkaas kula qaadanayaan Dowladda Jabuuti iyo Saraakiil qaramada Midoobey.

 

Xafiiska qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa wada dadaalo ballaaran oo isugu horkeenayo kooxaha isku haya siyaasada soomaaliya.

 

Ahmedou Ould Abdalaha ayaa taageeray dabacsanaanta ay muujiteen mucaaradka, wuxuuna ugu baaqay in ay soo dedejiyaan gudiga uga qeyb galaya wada hadalka.

 

Xukuumada uu hogaamiyo Raysal wasaare Nuur xasan Xuseen ayaa horay ugu dhawaaqday in wada hadalo aan wax shuruudo ah ku xirneyn la galeyso Mucaaradka, hase ahaatee qoylaha mucaaradka ayaa in muddo ahaa kuwo shuruudo adag ku xirayay wada hadalada.

 

Ilo wareedyo ku sugan Jabuuti ayaa waxay sheegayaan in ugu dambeyn labada dhinac laga sugayo in ay soo gudbiyeen Gudiyada ugu qeyb galaya wada hadalka 10-15 Bisha May ee soo socota.

 

Cabdicasiis Maxamed

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweynaha ayaa meesha ka saarey in wadahadalada socda aysan aheyn kuwa lagaga hadlayo jiritaanka dowlada iyo axdiga balse laga hadli doono wixii kale oo leysku hayo.

 

Mr. Yusuf oo la waydiiyey in mucaaradka rumeysan yihiin in hadii dib-u-hehsiisiin la galayo in waxkasta miiska la saaro ama laga wada hadlo ayaa ku jawaabey " dib u heshiisiinta dowladan ayaa ku dhisan, Power sharing iyo axdigiina waa lagu heshiiyey, Power sharing waa 4.5 formula la yiraahdo ayuu ku dhisan yahay, qolo aan qaybteeda haysan Power-ka ma jirto, dee qoladii dooneysa in ay iyadu badalato dadka Barlamanka uga jira oo kuwa kale soo gashato hadee iyaga ayay u taal mase ah in argagixiso Barlamanka soo gasho."

Yusuf makes it clear, TFG will continue, the rebel leaders can get posts but a new reconciliation process is out of the way.

 

Talks between governemnt and opposition is ok though. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

The powers that be decided that Somalia needs a genuine political reconciliation process. Hence I don’t think saboteurs will be able to derail latest peace process.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xiin, I love that bro, the powers that be you say. Well the US has come out in support of no new conference abroad. We are sticking to the 2009 elections and a continuition of national governance.

 

The talks will be between Government and opposition, those who want seats and posts will get it.

 

I must applaud the opposition they have reneged on the Ethiopia issue and have endorsed the 2009 elections. Which will be held in Mogadishu.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xiin, here is the stance of the "powers that be"

 

SBC waxay waydiisay Michael Ranneberger in hadaba dawlada Mareykanka ay qayb ka tahay dadaalada siyaasadeed ee hada ka soconaya magaalada Nairobi ee ku aadan in la isku keeno dhamaan Soomaalida sida DFKMG ah iyo mucaaradka Isbahaysiga la magac baxay dib u xoreynta Somalia iyo DFKMG ah ee Soomaaliya.

 

Michael Ranneberger wuxuu sheegay inaanay u muuqan xiligan wax la yiraahdo qorshaha nabadeynta, wuxuu sheegay in uu jirey shir dib u heshiisiin oo ka dhacay magaalada Nairobi kaasi oo lagu dhisey DFKMG ah, wuxuu sheegay in uu hada ka warhayo
in Ra’isalwasaare Nuur Cade uu wado qorshe uu ku martiqaadayo dhamaan kooxaha mucaaradka sida kooxda la magac baxdey dib u xoreynta Somalia
waa sida uu yiri danjiruhuy’e, isla markaana hada uu doonayo Ra’islawasaare Nuur Cade in dhamaan qaybaha bulshada sida ganacsada ay ka qayb noqdaan dadaalka dawlada ay wado, iyo waliba cid kasta oo ka qayb qaadan karta inay ku biirto ama kaga mid noqonayso hay’ada federaaliga ah ee Soomaaliya, kuwaasi oo ka maran falalka, rabshadaha, argagixisnimada iyo colaadaha taasi wuxuu sheegay inay tahay doorkooda iyo doorka ay taagan yihiin Madaxweyne Yuusuf iyo Ra’isalwasaare Nuur Cade.

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

The TFG are being led into a trap, once talks begin then anything and everything is up for discusion and if they walk away they will be seen as not wanting agreement and peace

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^lol. Adeer I like that. The TFG is in Mogadishu any agreement it makes must go through parliment and ratified. It has the US, UN and all the AU on its side.

 

Yusuf position is endorsed by the "power that be" as stated above, Al Shabaab are a terror group any one who wnats to talk to them is a US adversary.

 

The opposition are homeless, Asmara will not let them back in after they sold out on Eritreas most important position.

 

They control no one and even if they said stop fighting the Al Shabaab and clan militias will not listen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Duke yours is mere semantics and you know it! If it were up to the said Yusuf these meetings would not have happened. The fact peace talks are taking place in Jabuuti and elsewhere represent a clear realization from the powers I referred to that a significant change of direction is needed in the way they approach Somali conflict. If that is not the case share with us what compels Yusuf, the man whom you consider the winner of the Somali conflict, to sit down with the asmara group? A group, mind you, whose significance, political or otherwise, does no longer matter according to Yusuf!

 

Adeer these talks are to be commended. And I petty those who fail to see its significance for whatever the reason may be…

Share this post


Link to post
Share on other sites

As Xiin said no one agrees to talks with a group that have no power and no support as u claim

They agree to this talks with involvement and EU, AU and US then u can bet that is the end of the TFG in its current form

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this