Sign in to follow this  
Deeq A.

Dawlada Deegaanka Soomalida Itoobbiya ayaa la sii daysay maxaabiis Ay Ku Qabteen Deegaanka Dacawalay

Recommended Posts

Deeq A.   

Dawlada Deegaanka Soomalida Ethiopia ayaa maanta sii daysay maxaabiis Ay Ku Qabteen Deegaanka Dacawalay Ee Hawdka Ethiopia.
Maxaabiista Maanta Laga Siidaayay Magaalada jigjiga Ayaa Ah Amba Qaadka nabada Iyo Dhaqan Galinta Xabad Joojin dhamaystiran.

Maxaabiista jigjiga Laga siidaayay Oo Tiradoodu dhan tahay 12 Maxbuus oo ah shacabkii laga Af-Duubay deegaanka Dacawaley Ayaa laba ka mid ahi dhaawac ahayeen.

Siidaynta Maxaabiista Soo Afjarida Colaada Iyo Dhalinta Nabada Ka dhaqan Gasha Magaalada Dacawalay ee Hawdka Ethiopia ayaa waxa Ku Guulaystay Oo dhaliyay Gudoomiyaha Guud ee Gudida Arab Caaqil Cabdiraxmaan Jiif Caaqil Maxamuud Aadan.

Wajigii 2aad ee nabada Dacawalay ayaa La gudo galay Waxa Nabadaasi Dhaliyay Oo Dhiig dambe oo Daata Diiday Gudida Guud ee Beelaha Arab.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this