Deeq A. Posted March 6 Xildhibaan Mustafe Calas, oo kamida mudanayaasha golaha deegaanka ee degmada Burco ayaa soo bandhigay Waddooyinka ay burco ka dhiseen shantii bilood ee u dambeeyay. Waxa uu sheegay in ay dhiseen 7 waddo oo kala ah:- 1- Biriijkii hore ilaa saylada xoolaha.- DHB. 2- Wadada isku xidha Cawaale suqaar iyo biriijka Dahabshiil.- DHB. 3- Wadda Ilays, biriijka Deero. -DHB 4- Wadda xarunta Gobalka. -DHB + Contribution. 5- Wadda sekeda. -DHB. 6- Wadda PayPass ilaa kaantaroolka Yuroobe. -Sdf. 7- Wadda Wan-ka iyo Orgiga, Dhakhtarka weyn ilaa xarunta Degmada Burco. Sdf. Waxa kale oo uu sheegay in ay intaasi barbar wadeen waddo banayn, iftiimin iyo bilcintii, dad mareenkii iyo biyo mareennadii oo ah wadooyinka qaarkood. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites